Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaaraha iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqday xeryaha qaxootiga Dhadhaab “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
R/wasaaraha iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqday xeryaha qaxootiga Dhadhaab “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn
Wefdi balaaran oo uu horkacayay raisul wasaaraha xukumada federaalka ee Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa booqasho ku tagay xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya.
Wafdiga R/wasaaraha waxaa ka mid ah Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed islaam(Axmed madoobe) Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya,  Wasiirka qorsheynta iyo iskaashika caalamiga xukumada Soomaaliya, wasiirka Ganashandhiga, wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Danjiraha dowlada federalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Qunsulka safarada Soomaaliya ee dalka Kenya Madaxa gudiga arimaha qaxootiga iyo barakacaayasha Soomaaliya Axmed daahir.

R/wasaaraha iyo weftigiisa ayaa u kuur galay xaaladda nololeed ee qaxootiga Soomaalida ee ku jira xeryaha Dhadhaab, iyagoo tagay goobo dhowr ah sida xarunta dadka Soomaaliya ku laabanaya iska diiwangeliyaan, iskuulka sare xerada Ifo, Isbitaalka weyn ee xerada Ifo,

Wafdiga R/wasaaraha ayaa markii dambe kulan xog wareysi ah xarunta hay’adda UNHCR ee Dhadhaab kula yeeshay horjoogayaasha xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, iyadoo dhmaan mas’uuliyiinta la hadlay horjoogayaasha xeryaha ku booriyeen in ay dalkooda ku labtaan si iskood ah oo ayna cidna qasbeynin.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

unnamed (2) unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (4) unnamed (9) unnamed (8) unnamed (7) unnamed (6) unnamed (5) unnamed (10) unnamed (11) unnamed (12) unnamed (18) unnamed

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Maanta Dib Ugu Soo Laabtay Dalka+Sawirro

Next Post

Ciidamada ilaalada hotel Wehliye oo caawa qabtay nin xirnaa labiska haweenka

Next Post
Ciidamada ilaalada hotel Wehliye oo caawa qabtay nin xirnaa labiska haweenka

Ciidamada ilaalada hotel Wehliye oo caawa qabtay nin xirnaa labiska haweenka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In