Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaaraha oo soo xiray shir looga hadlayay arrimaha dastuurka “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
R/wasaaraha oo soo xiray shir looga hadlayay arrimaha dastuurka “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

R/wasaaraha dalka ayaa soo xiray shir looga hadlayay arrimaha dastuurka oo muddo Sadex maalmood ah ka socday magaalada Muqdisho.

Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay wasiradda arrimaha dastuurka  ee xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka qeybgalay  wasiirrada dastuurka ee   maamul goboleedyadda  ka jira dalka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Shirka oo ay soo qaban qaabisay wasaradda Dastuurka ee xukumaddda Soomaaliya  ayaa looga hadlay dar-dar galinta geeddi socodka  dib u eegista dastuurka KMG ah ee dalkeena  iyo sidii maamul gobolyeedyadu ay kaalin ugu yeelan lahaayeen howlaha dib u habaynta dastuurka,

Mudane Xuseen Maxamuud Sh.Xuseen  wasiirka Arrimaha dastuurka ee xukumadda Soomaaliya oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in 10 qobad ay isku  afgarteen ay  muhiim u tahay  dib u eegista dastuurka dalka .

R/wasaare Cumar Cabdirashiid Cali oo shirka soo xiray ayaa tilmaamay  in dastuurka  dib u egistiisa lagu saleeyo in uu noqdo mid ka  shaqeeya horumarka iyo midnimadda ummadda Soomaaliyeed.

Shirkaan wada tashiga ah ee lagu soo gaban gabeeyey magaladda Muqdisho  oo ay isugu yimadeen  wasiiradda arrimah dastuurka ee maamul goboleedyadda dalka ayaa qayb ka ah  qorshaha la doonayo in dastuurka KMG ah looga dhigo mid rasmi ah oo uu leeyahay  dalkena.a

Sequence 10.Still002 Sequence 10.Still003 Sequence 10.Still010 Sequence 10.Still011 Sequence 10.Still013

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Gudi loo xil saaray ka talo bixinta siyaasadda dhalinyarada qaranka oo kulan yeeshay-Sawirro

Next Post
Gudi loo xil saaray ka talo bixinta siyaasadda dhalinyarada qaranka oo kulan yeeshay-Sawirro

Gudi loo xil saaray ka talo bixinta siyaasadda dhalinyarada qaranka oo kulan yeeshay-Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In