Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/Wasaare Khayre”Xukuumaddeydu waxay ahmiyad siindoontaa horumarinta Ciyaaraha Dalka

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
R/Wasaare Khayre”Xukuumaddeydu waxay ahmiyad siindoontaa horumarinta Ciyaaraha Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadda laguu sagootinayay koxda Kubabab Cagta ee Jubbaland waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare,Mudane Xasan Cali Kahyre Ra’iiisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Guddoomiyaha gobolka banaadir, Xildhibaano iyo Wasiiro katirsan dowladda Soomaaliya.

Waxaa lagu dhiirogelinayay munaasabadaasi xidigaha Jubbaland oo guul ka gaaray tartanka ciyaaraha Gobolka Banadir iyo Dowlada Goboleedyada oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Masuuliyiintii kulan ka qeyb gashay ayaa ciyaartooyda ugu hambalyeeyay guusha ay ka gaareen tartankii lagu soo gabagabeeyay Magaalada Muqdisho Jimcihii la soo dhaafay.

Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ciyaartoyda Jubbaland ugu mahad celiyay sida wanaagsan oo ay tartanka ugu qeyb galeen,kuwaasi oo koobka ku guleystay.

Ra’iisul Wasaare Khayre  ayaa dhanka kale sheegay in xukuumadiisa ay mudnaan siindoonto sidii dhalinyrada Soomaaliyeed ay fursad ugu heli lahaayeen iney xirfadahooda hormariyaan gaar ahaan dhinaca sportska ama Ciyaaraha.

Xasan Cali Khayre ayaa Waxaa uuintaasi raaciyay  in ay dhisi doonaan garoomo badan si dhalinyaradu ay fursado ugu helan ciyaaraha,sidoo kalena ay dib u furi doonaan Garoonka kubada cagta ee Stadium Muqdisho.

Xidigaha Jubbaland oo Jimcihii aynu soo dhaanay ciyaartii kamadambeysta ahayd la dheeley xulka Puntland ayaa kaga badiyay 2-0 sidaasina ay Jubbalan

Previous Post

Dhageyso: Galmudug oo Dhisme ku bilaabaysa Garoonka Dhuusamareeb

Next Post

Dhageyso: Wafdi ka socda   Dowladda Turkiga oo gaaray Magaalada Cadaado

Next Post
Dhageyso: Wafdi ka socda   Dowladda Turkiga  oo gaaray Magaalada Cadaado

Dhageyso: Wafdi ka socda   Dowladda Turkiga oo gaaray Magaalada Cadaado

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In