Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare Ku-Xigeenka dalka oo hambalyo u diray ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
R/wasaare Ku-Xigeenka dalka oo hambalyo u diray ciidanka Booliska Soomaaliyeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa 73 guurada aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay dhamaan Ciidanka Boliiska.

Mudane Carteh ayaa ka hadlay muhiimadda ay ciidanka Booliska u leeyihiin Qaranka islamarkaana ku amaanay sida geesinimada leh ay u gudanayaan waajibaadkooda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Waxa aan hambalyo u dirayaa Sarreeyayaasha, Saraakiisha, Saraakiil Xigeenada, Alifleyda, Dableyda, Xaasaskooda iyo Carruurta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ay maanta ku beegantahay 73 guurada ka soo wareegatay aas-aaska Ciidanka Boliiska; ammaan iyo bogaadin ayaan u dirayaa dhamaan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed”.

Dhanka kale, Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa shaacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay la shaqeeyaan Ciidanka Booliiska.

“Ciidanka Booliska waa hooyada ciidamada qalabka sida ee dalkeenna sidoo kale waa saaxiibka bulshada, sidaa awgeed, dadka Soomaaliyeed waxa aan ugu baaqayaa in ay gacan ka siiyaan shaqada ay hayaan Ciidanka Booliska oo ah ilaalinta nafta iyo maalka shacbiga”.

Ugu dambeyn, Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa u rajeeyay ciidanka Booliska in sannadkan sannadkiisa ku gaadhaan guul, iyo horumar.

1 2 3 4 unnamed

Previous Post

Danjirihii Dowladda Ruushka u fadhiyay Turkiga oo la dilay

Next Post

Dhageysi barnaamijka Faaqidaada

Next Post
Dhagayso Dhacdooyinka Maanta Ee Radio Muqdisho

Dhageysi barnaamijka Faaqidaada

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In