Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare Ku-xigeenka dalka oo Muqdisho ka qeyb galay shir lagu daahfurayay Wacyigelinta cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
R/wasaare Ku-xigeenka dalka oo Muqdisho ka qeyb galay shir lagu daahfurayay Wacyigelinta cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan oo qeyb ka ah wadatashiyada ay wadeen Guddiga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ee ku aadan Manhajka wacyigelinta iyo Waxbaridda Cod bxiyaha Doorashada islamarkaana socon doona muddo labo malamood ah ayaa Mas”uuliyiinta Guddiga,waxa ay la yeesheen Xisbiyada sida KMG ah loo idiwaangaliyay iyo kuwa hada ku guda jira is diiwaan gelinta.

Xuseen Cabdi Aadan oo katirsan Xubnaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinnka Qarnka ayaa sheegay in Xisbiyada looga baahan yahay inay la yimaadaan Aragtiyo dhaxal gal ah oo lagu biirin karo diyaarinta Manhajka wacyigelinta Doorashada.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Gudoomiyaha Xisbiga wadajir Kamaal Daahir Guutaale ayaa talaabo hore loo qaaday ku tilmaamay diyaarinta iyo Hirgalinta manhajkan oo laf-dhabar u ah hirgelinta doorasho qof iyo cod ah.

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada Xukuumada Soomaaliya saalax Axmed Jaamac oo la hadlayay ka qeybgalayaasha Shirka ayaa xusay in qabsoomidda Doorashada la rejeynayo sanadka 2020 ay ku xiran tahay in hab midnimo ah loo wajaho iyadoo dhammaan dhinacyada ay quseyso ay iskaashanayaan.

R/Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed waxa uu sheegay in Xukuumadaa ay xoogga saareyso hirgalinta Doorasho Qof iyo cod ah, islamarkaana dhiirigalineyso axsaabta is-diiwaan galiyay .

Previous Post

AKHRISO: Hadaljeedinta Madaxweynaha JFS ee casho sharaftii soo dhaweynta ahayd ee Eriteriya

Next Post

Raiisul wasaare Khayre iyo wafdigiisa oo xalay casho sharaf loogu sameyeey Garoowe+sawirro

Next Post
Raiisul wasaare Khayre iyo wafdigiisa oo xalay casho sharaf loogu sameyeey Garoowe+sawirro

Raiisul wasaare Khayre iyo wafdigiisa oo xalay casho sharaf loogu sameyeey Garoowe+sawirro

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In