Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare ku xigeenka iyo wasiirka warfaafinta oo ka qeybgalay kulan looga tashanayay hiigsiga 2016-ka “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
R/wasaare ku xigeenka iyo wasiirka warfaafinta oo ka qeybgalay kulan looga tashanayay hiigsiga 2016-ka “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

R/wasaare ku xigeenka dalka, wasiirka warfaafinta, xildhibaanno siyaasiyiin iyo ergooyin ka socday gobollada waqooyi ee dalka, ayaa ka qeybgalay kulan wada tashi ah oo looga hadlayay hiigsiga 2016-ka kaasoo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Xildhibaan Fowsiyo Yusuf Xaaji Aadan, Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ka hadlay furitaanki kulankan ayaa tilmaamo ka bixiyay aragtida shacbka ku dhaqan gobollada waqooyi ee wajahan hiigsiga 2016ka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiisak xukuumadda Soomaaliy Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo ka hadlay munaasabaddaasi ayaa ka waramay marxaladihii dalka uu soo maray, isbedellada iyo horumarka dalka uu ku talaabsanayo iyo baahida loo qabo in la helo afkaarta bulshada ka soo jeedda gobolladda waqooyi ee dalka taasoo ku wajahan hiigsiga 2016-ka.

R/wasaare ku xigeenka dalka mudane MAxmed Cumar Carte oo isna ka hadlay kulankaasi ayaa sheegey in shirkani uu muujinayo ahmiyadda ay leedahay midnimadda ummadda Soomaaliyeed.

Kulanka ayaa laga soo saaray War-murtiyeed xumbaarsanaa qodobo ay ka mid ahaayeen xoojinta midnimada ummadda Soomaaliyeed iyo wax wada qeybsigooda iyo wadahadallada u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Soomaaliland iyo aragtida bulshada ka soo jeedda gobollada waqooyi ee ku wajahan hiigsiga 2016ka.

Kulankan ayaa daba socoda shirar looga hadlayay hiigsiga 2016-ka oo lagu qabtay gobolada dalka.

DSC00144 DSC00148 DSC00149 DSC00161 DSC00162 DSC00163 DSC00166 DSC00169 DSC00172 DSC00179 DSC00181 DSC00206 DSC00208 DSC00215

Previous Post

Danjirayaasha Soomaaliya ee Kuwait & Suudaan oo ka tacsiyeeyay geerida Danjire Cabdulaahi

Next Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In