Sunday, October 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare ku xigeenka oo la kulamay Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya iyo taliyaha AMISOM+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
R/wasaare ku xigeenka oo la kulamay Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya iyo taliyaha AMISOM+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Raโ€™iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa la kulmay Ergayga Ururka Midowga Afrika ee Arrimaha Soomaaliya Danjire Francisco Madiera iyo taliyaha howlgalka midowga Afrika ee AMISOM Jenaraal Cismaan Nuur Subagle.

Raโ€™iisul Wasaare ku xigeenka ayaa kala hadlay Danjiraha iyo taliyaha xaalada amniga guud ee dalka iyo sidii loo kordhin lahaa weerarada ka dhanka ah kooxa nabadiidka, sidoo kale Mudane Carteh ayaa uga mahadceliyay Midowga Afrika dadaalada ay ugu jiraan xasilinta dalka.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

โ€˜โ€™Kooxa nabaddiidka waxey ka soo horjeedaan jiritaanka dowladnimada Soomaaliya, waan inaan laba laabnaa anagoo is garabsaneyna weerarada aan ku ciribtireyno argagixisada si dadka Soomaaliyeed ay nabad ugu noolaadaanโ€™โ€™

Mudane Carteh ayaa Danjire Madiera iyo Jeneraal Subagle u sheegay in xukuumadda ay ka goโ€™antahay in la tayeeyo ciidamada Soomaaliya si ay u la wareegaan amniga guud ee dalka markuu dhamaado waqtiga ciidamada AMISOM.

โ€˜โ€™Xukuumadda waxey dadaal dheeri ah ku bixineysaa dib u dhiska iyo tayeeynta ciidankeenna si ay awood ugu yeeshaan in ay hantiyaan amniga dalka kadib marka uu dhamaado mudada howlgalka ciidamada AMISOMโ€™โ€™.

Ugu dambeyntii Raโ€™iisal Wasaare ku xigeenka ayaa ka codsaday Danjiraha iyo Taliyaha iney kordhiyaan dadaalka ay ugu jiraan xasilinta dalka iyo la dagaalanka kooxa nabadiid ka ah.

unnamed (7) unnamed (8) unnamed (9)

Previous Post

R/wasaare ku xigeenka oo maanta kulan la yeeshay wafdi ka socday IGAD+Sawirro

Next Post

Daawo Sawirrada: Madaxweynaha oo ka qeyb-galay Janaasada Askar ku shahiidday qaraxii shalay

Next Post
Daawo Sawirrada: Madaxweynaha oo ka qeyb-galay Janaasada Askar ku shahiidday qaraxii shalay

Daawo Sawirrada: Madaxweynaha oo ka qeyb-galay Janaasada Askar ku shahiidday qaraxii shalay

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In