Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saacadaha Shaqada ee Barnaamijka Ixilqaan oo la kordhiyay+sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Saacadaha Shaqada ee Barnaamijka Ixilqaan oo la kordhiyay+sawirro

dav

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa si habsami leh u soconaya Barnaamijka Isxilqaan oo lagu dhisayo xarumaha danta guud,iyadoo ay ka qeyb qaadanayaan dhamaan shaqaalaha iyo mas’uuliyiinta hay’adaha kaladuwan ee dowladda Soomaaliya,waxaana la kordhiayay saacadaha shaqada.

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026

Saacadaha Shaqada Barnaamijka Isxilqaan ayaa la kordhiyay in la soo galo subixii hore,iyadoo laga baxayo  gelinka dambe,si loo dardargeliyo howlaha ballaaran ee dhismaha xarumaha danta guud,kadib amar ka soo baxay xafiiska raiisul wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre.

Shaqaalaha iyo mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfafainta Soomaaliya ayaa markii sedexaad maanta ka qeybgalaya barnaamijka isxilqaan,taasi oo qeyb ka ah ololaha lagu dhisayo xarumaha danta guud,waxaana lagu bilaabaya maanta in ay shaqeeyaan waqti ka badan intii hore.

Agaasimaah guud ee wasaaradad Warfaafinta XUkuumadda Soomaaliya C/raxmaan Sheekh Yuusuf Al-Cadaala ayaa kula dardaarmay shaqaalaha iyo mas’uuliyiinta kale ee wasaaradda in si hufan loo guto waajibaadka shaqo ee ka saran dib u dhiska xarumaha danta guud,isagoona bogaadiyay shaqadooda.

Sidoo kale Abwaan Cismaan Abdullahi Guure Maareeyaha Golaha Murtida iyo wacyigelinta ayaa ku ammaanay maamulka iyo shaqaalaha wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya dowrka ay ka qaadanayaan Barnaamijka Isaxilqaan.

Waa markii sadaxaad oo shaqaalaha wasaaradda Warfaafintu ay ka qeybqaadanayaan barnaamijka Isxilqaan,oo uu horey ugu dhawaaqay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo

dav
dav
dav
Previous Post

Wasiiradii hore ee Congo oo qaadan doono mushaharaadkooda inta ay noolyihiin

Next Post

Hay’adda NISA oo faah faahisay howlgal lagu dilay maleeshiyaad Alshabaab ka tirsan

Next Post
IS militant captured in a security operation in the capital

Hay’adda NISA oo faah faahisay howlgal lagu dilay maleeshiyaad Alshabaab ka tirsan

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In