Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saameynta COVID-19 Goobaha Waxbarashada Magaalada Xuddur .

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Saameynta COVID-19 Goobaha Waxbarashada Magaalada Xuddur .
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tan iyo markii Dowlada Soomaaliya ku dhawaaqday in la xero dhammaan goobaha waxbarashada ee dalka waxa la fasaxay Ardayda Jaamacadaha, Iskuulada iyo dugsiyada qur’aanka kariimka ah ee magaalada xuddur si looga digtoonaada cudurka COVID-19 oo ku faafa istaabashada iyo isku soo dhowaanshaha.

Ardayda dhigata Jaamacada Princeton Inernational Unversity ee magaalada xuddur ayaa casharadooda ku qaata qaab internet online ah, qaar ka mid ah ardayda oo aan la kulanay ayaa sheegaya  in ay ku faraxsan yihiin in iyagoo guryahooda jooga casharadooda ay ku helayaan qaab online .

Related posts

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026

hase ahaatee bulshada magaalada xuddur intooda badan kama dhaadhacsana halista cudurka korona feyraska waxaana cadeyn u ah ardaydii laga soo fasaxay iskuulada iyo dugsiyada qur’aanka marwalba waxay ku kulmaan meelaha kubadaha lagu cayaaro, inkastoo laga wacyeliyo hadana ma ahan mid si dhab ah loo wadaqaatay.

Si kastaba ha ahaatee saameynta cudurka COVID 19 waxa aad looga dareemayaa magaalada xuddur waxana siweyn usaameeyey qiimihii maciishada cuntada quutul daruuriga,wali ma jira kiisas laga diwaan geliyay guud ahaan Magaalada Cudur iyo  deegaanada kale ee Gobolka .

Tags: Saameynta COVID 19 goobaha waxbarashada Magaalada Xuddur .
Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo Maanta Agab Caafimaad gaarsiisay Baydhab+Sawirro

Next Post

Madaxweyne farmaajo oo ku baaqay in wadajir loogu istaago dhibaatada bini-aadantinimo ee ka dhalatay daadadka ku fatahay Magaalada qardho

Next Post
Madaxweyne farmaajo oo ku baaqay in wadajir loogu istaago dhibaatada bini-aadantinimo ee ka dhalatay daadadka ku fatahay Magaalada qardho

Madaxweyne farmaajo oo ku baaqay in wadajir loogu istaago dhibaatada bini-aadantinimo ee ka dhalatay daadadka ku fatahay Magaalada qardho

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

March 26, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho ugu tegay askartii ku soo dhaawacantay dagaallada ka dhanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In