Friday, April 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sacuudi Carabiya oo ajaanibta la tallaalay u ogolaaday gudashada Cumrada

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Sacuudi Carabiya oo ajaanibta la tallaalay u ogolaaday gudashada Cumrada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in sagaalka bishaan la bilaabi doonto helitaanka codsiyada la xiriira dadka doonaya gudashada Cumrada,gaar ahaan  kuwa ajaanibta ah ee la tallaalay.

Wakaaladda Wararka Sacuudiga ayaa sheegtay in laga bilaabo maalinimada Isniinta ah ee burrito  mas’uuliyiinta wasaaradda ee u xilsaaran xiriirinta xujeyda shisheeye ay bilaabi doonaan fududeynta codsiyada Cumrada ee dalal kala duwan oo adduunka ah.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

April 23, 2026
Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel

Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel

April 23, 2026

Ogolaanshaha codsiyada gudashada Cumrada ayaa marka hore la siin doonaa 60,000 oo Xujey ah bishiiba, laakiin si tartiib tartiib ah ayaa tiradaasi loo gaarsiin doonaa laba milyan, ayaa lagu yiri warbixintaan.

Hadaladaan ka soo yeeray Sacuudiga ayaa yimid maalinimadii shalay kadib 18- bilood markii boqortooyadu ay xuduudo u xidhay xujayda ajnabiga ah sababo la xiriira cudurka faafa ee coronavirus.

Previous Post

Xubno ka tirsan Maamulka dowladda Hoose ee Gaalkacyo oo loo soo gabo gabeeyay tababar “SAWIRRO”

Next Post

Wafdi ka socdo Dowladda Kenya oo Muqdisho soo gaaray”Sawirro”.

Next Post
Wafdi ka socdo Dowladda Kenya oo Muqdisho soo gaaray”Sawirro”.

Wafdi ka socdo Dowladda Kenya oo Muqdisho soo gaaray"Sawirro".

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

April 23, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...

Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel

Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel

April 23, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...

Xoojinta Iskaashiga Soomaaliya iyo Shiinaha ee dhanka Aqoonta iyo Cilmi-baarista

Xoojinta Iskaashiga Soomaaliya iyo Shiinaha ee dhanka Aqoonta iyo Cilmi-baarista

April 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...

Safiir Maxamed Amiin iyo Guddoomiyaha Culimada Muslimiinta oo kulan muhiim ah ku yeeshay Sacuudiga

Safiir Maxamed Amiin iyo Guddoomiyaha Culimada Muslimiinta oo kulan muhiim ah ku yeeshay Sacuudiga

April 23, 2026
0

Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In