Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safa Foundation oo soo gabagabeysay Tartan Qur’aan akhris ah (Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Safa Foundation oo soo gabagabeysay Tartan Qur’aan akhris ah (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hayada safa Foundation For Da’wa & Devolpment ayaa maanta oo jimco ah u soo gabagabeysay tartan qur’aanka kariimaka in kabadan 200 arday oo kaka la soctatay gobolada Banaadir iyo Sh/dhexe, Sh/hoose ,  Waxana  lagu qabtay Masjidka Abuu Bakar AL-sadiiq ee ku yaala Degmada Wadajir.
Taratankani qur’aanka Kariimka Ee bisha barakaysan ee Ramadaan oo ay soo qaban qaabisay Hayada safa Foundation For Da’awa & Devolpment ayaa waxaa aradaydii ku guulaystay kaalama hore  la guudoonisiiyay shahaadooyin Iyo waliba abaal marino lacageed.
Gudomiyaha mu’asasada SAFA foundation sh. Maxamed Muuse Maxamed ayaa isagoo goobtaasi ka hadlayey uga mahad celiyey dowrkii waalidiinta iyo macalimiinta ee barbarinta ardayda isagoo u mahadceliyey gudigii tartan siinta ardayda, wuxa uuna kusii daray in ay tartankani kaqeybqaateen arday ka kala socotay sh/dhexe, sh/hoose iyo gobolka banaadir isagoo sii raaciyey tartamada kale ee soo socda in ay sii balaari doonaan.
Sh Asad Nuur C/raxmaan oo ka mid ah Gudiga imtixaanaadka ardayda ayaa waxa Uu ka Warbixiayay maraxaldihii Uu tartankani soo maray .
Gaba gabadii munasabada ayaa waxaa ardaydii kaalmaha ka galay tartanka lagu gudoonsiiyay shahaadooyin iyo Abaalmarino lacageed iyadoo C/samad Xasan Cabdulle oo ah ardaygii ku guulaysatay kaalinta 1 aad ee 30 ka jus la gudoonsiiyay shahaado iyo 500 oo dolarka mareykanka.
Waxaa kaloo shahaadoyin iyo abaalmarino lacageed lagudoo nsiiyey ardaydii kale ee kaalimaha kagalay 20ka jus, 10ka jus iyo 5ta jus ee qur’aanka kariimka.

Related posts

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026

IMG_9977 IMG_9996

IMG_0006

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Maleeshiyad ka tirsan kooxda Shabaab ayaa weerar ku soo qaaday goobo ay ku afurayeen Dad Shacab ah,

Next Post
Madaxweynaha oo ka qeybgalaya caleema saarka madaxda maamulka Galmudug.

Maleeshiyad ka tirsan kooxda Shabaab ayaa weerar ku soo qaaday goobo ay ku afurayeen Dad Shacab ah,

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In