Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safaarada Sacuudiga ee Magaalada Hague ee Dalka Holland oo la Rasaaseeyay

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Safaarada Sacuudiga ee Magaalada Hague ee Dalka Holland oo la Rasaaseeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Rasaas ayaa lagu furay dhismaha safaarada Sacuudiga uu ku lee yahay magaalada Hague ee dalka Holland .

Boolisku waxay sheegeen in aanay cidna wax ku noqon isla markaana ay wadaan baaritaanno ku saabsan cida ka danbeysay iyo sababta.

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026

Saxaafada gudaha ee dalka Holland ayaa sheegtay in 20 xabo lagu dhuftay dhismaha oo daaqadaha ay ka muuqdaan duleelka ay rasaastu sameysay.

Safaarada Sacuudiga wali arintan kama hadlin

Falkan ayaa imaanaya maalin kadib markii garneylka gacanta lagu weeraray qabuuro ay ku duugan yihiin dadka aan muslimiinta ahayn oo ku yaala magaalada Jeddah ee dalka sacuudiga.

Weerarkaas oo dhacay xili la xasuusanayay askartii ku dhimatay dagaalkii labaad ee aduunka ayaa booliska Sacuudiga ku tilmaameen mid argagaxiso.

Tags: Safaarada Sacuudiga ee Magaalada Hague ee Dalka Holland oo la Rasaaseeyay
Previous Post

Wasiirka Haweenka XFS oo Baydhabo si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay +Sawirro

Next Post

Baarlamaanka itoobiya oo ansixiyay in xasaanadda laga qaado 39 qof oo ka tirsan Maamulka Tigreega

Next Post
Baarlamaanka itoobiya oo ansixiyay in xasaanadda laga qaado 39 qof oo ka tirsan Maamulka Tigreega

Baarlamaanka itoobiya oo ansixiyay in xasaanadda laga qaado 39 qof oo ka tirsan Maamulka Tigreega

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In