Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safaarada Soomaaliya ee Dalka Suudaan oo Munaasabad lagu xusayay Maalinta Ciidanka Xooga Dalka ku qabatay Magaalada Khartoum ” SAWIRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Safaarada Soomaaliya ee Dalka Suudaan oo Munaasabad  lagu xusayay Maalinta Ciidanka Xooga Dalka ku qabatay Magaalada Khartoum ” SAWIRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadani oo si heer  sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qeeb galay Jaaliyada Ardayda iyo  gudoomiyaha dagmada xamar jajab oo marti ku ah dalka sudan kana mid ah dadkii wax ku bartay dalka sudan  ayaa waxaa dadkii ka soo qeeeb galay  wajiyadooda ka muuqatay taageerada ay u hayaan ciidanka xooga dalka soomaaliyeed  iyadoo dhanka kale munaasabadaasi ay qeeb ka ahaaayeen tiri saraakiil ah oo iyana towbar mudo sanad ah uga socday dalka sudan u soo idlaaday.

Sidoo kale waxaa dhanka Safaaradda oo Munaasabadda Soo abaabushay goob joog ka ahaa siihayaha Safaaradda Mudane Ibrahin Guure Maxamed, iyo Uqaynsaha Warfaafinta Mudane Fiidow Maxamuud Fiidow iyo diblumasiyiin kale, iyadoo sidoo kale goob joogayaal ka ahaayeen Saraakiil ciidan oo Khartoum tababar ugu socdo.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Sidoo kale munaasabadda ayaa loogu dabaal dagay 30 askari oo dhawaan layli sargaalnimo ku dhamaystay mid ka mid ah Jaamacadaha Suudaan ku yaala.

Cabdulaahi  Ciise  waxa uu  ka mid  yahay  saraakiisha u soo idlaatay tababar in muda ah uga socday dalka sudan waxa uuna sheegay in uu ku faraxsanyahay ka mid noqoshaha uu ka mid noqday ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed  waxaana balan ka qaaday ayuu yiri alle taa oo ah in aan dalkayga ka samata bixiyo dhibaayoooyinka

Kabtan Maajid oo ka mid ahaa Ganaraaladii Ciidankii Xooga Dalka Soomaaliya burburkii ka hor  ayaa isna ku dheeraaday taariikhda Ciidanka xooga Dalka Soomaaliyeed isagoo sheegay in ciidanku mudanyahay in la taageero  mar walbo si ay u  helaan dhiirigilinta shacabkooda taas oo keeni karta buu yiri in iyagana u hagar baxaaan shacabkoooda waayo askarigu waxa uu ka imaadaa shacabka waxa uuna wax ku yahay shacabkiisa marka uu taageero ka heesto

C/wali Xasan Xuseen Fadiilatu oo isagana ku hadlayay magaca Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan ayaa isagana ciidanka u sheegay in cadaalad daro badan kusoo shaqeeyay lkn dhawaan ay sugayaan in Cadaalad helaan mushaarkooda iyo sharaftoodana la soo celin doono, waxa uuna intaa raaciyay in Ciidanku yahay laf dhabarta Bulshada Soomaaliyeed.

Gabagabadii munaasabada ayaa waxaa soo afjaray  Siihayaha ahna Lataliyaha koowaad ee Safaarada Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane Ibraahim Guure  Maxamed isagoo  shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in ay taageeraan ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed dhanka kalana waxa uu uu aqoonyahanada reer sudan ka codsaday in ay ku biiraan ciidanka xoogadalka soomaaliyed si buu yiri loo gaaro xasilin taam ah oo ka hirgasha gayiga sooomaaliya

??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ???????????????????????????????

Previous Post

Wasiirka Ganacsiga Dalka Iyo Wafdi oo hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Kuwait “Sawirro”

Next Post

Daawo Sawirada:- Maamulka Gobolka Banaadir Oo Howlo Nadaafadeed Ka Wada Muqdisho

Next Post
Daawo Sawirada:- Maamulka Gobolka Banaadir Oo Howlo Nadaafadeed Ka Wada  Muqdisho

Daawo Sawirada:- Maamulka Gobolka Banaadir Oo Howlo Nadaafadeed Ka Wada Muqdisho

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In