Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safaaradda JFS ee Suudaan oo 31 dhalinyaro ah ka soo daysay xabsiyada dalkaas

Idman Yahye by Idman Yahye
2 years ago
in Wararka
0
Safaaradda JFS ee Suudaan oo 31 dhalinyaro ah ka soo daysay xabsiyada dalkaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sii hayaha Safaaradda JFS ee dalka Suudaan oo la hadlay Wakaaladda Wararka SONNA ayaa u sheegay in xabsiyada dalka Suudaan gaar ahaan, magaalada Portsudan ka soo dayeen 31 dhalinyaro Soomaaliyeed oo muddo ku dhow 5 bilood ku xiraa halkaas, kuwaas oo maanta loo soo dhoofiyay Dalkooda Hooyo.

β€œWaxaan noo suurto gashay inaan ka soo deyno xabsiyada magaalada Portsudan dhalinyaro soomaaliyeed oo kooxaha dadka tahriibiya ay si qaldan dalkooda uga soo tahriibiyeen, kuwaas oo gaaraya 24 wiil iyo 7 gabdhood , waxayna ku xirnaayeen xabsiyada mudo 5 bilood ku dhaw” ayuu yiri siihayaha Safaaradda Suudaan ee Soomaaliya Axmed Cabdi Xassan( Axmed Suudaani).

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Sii hayaha Safiirka Suudaan Amb Axmed Cabdi Xassan( Axmed Suudaani) ayaa sheegay dhanka kale sheegay in 11 dhalinyaro tahriibayaal Soomaaliyeed ah oo laga soo daayay xabsi ku yaala magaalada Dungula oo Portsudan u jirta kun KM ku dhawaad, lagala dagay baskii ay saarnaayeen, kuwaas oo aan laheyn ilaa hadda meesha la geeyay, balse uu tilmaamay in daddaal ku aadan helidda dhalinyaradaas ay wado Safaaradda.

β€œWaxaa kaloo jira dhalinyaro gaaraya 11 oo iyagoo tahriibaya lagu xiray magaalada Dungula oo Portsudan u jirta 1000 KM ku dhawaad ,laakiin iyagoo loo soo wado Portsudan si aan ugu dhoofino halkaan ay koox hubaysan ay si xoog ah ugala dageen basaskii waday ilaa iyo hadan war laga haynin halka lageeyey” ayuu yari Amb Cabdi Xassan. ( Axmed Suudaani).

Amb Cabdi Xasan ayaa sheegay in Koox hubeysan oo sitay qoryo inay baska istaajiyeen, dhaawacnna u geystay askartii waday dhalinyarada kana qaatay agabkii ay wateen, cagahana ka banjariyay baskii, kuwaas oo uu tilmaamay in loo badinayo inay ahaayeen maleeshiyaadkaas kuwii marka hore ka soo tahriibiyay Soomaaliya.

β€œSuudan waxa ka jira Dagaal Sokeeye qofka ajaanibka ah ee sife qaldan ku soo galaa waxa loo arki karaa inuu yahay calooshiisa u shaqaysta raba inuu ka qayb noqdo dagaalka Sokeeye wuxuuna mudan karaa Xabsi dheer” ayuu yiri Sii haya Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Suudaan.

Sii hayaha Safaaradda Suudaan ee Soomaaliya Axmed Cabdi Xassan ayaa uga mahadceliyey madaxda Suudaan iyo hay’adda IOM oo kaalin wayn ka qaatay badbaadinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xirnaa halkaas.

Previous Post

Dhul go’ ayaa sababay dhimashada 23 qof, 8 kalena way ku dhaawacmeen waqooyiga Itoobiya

Next Post

Wasiirka Arrimaha Guddaha XFS oo maanta furay Mashruuca Dowlad-kaab

Next Post
Wasiirka Arrimaha Guddaha XFS oo maanta furay Mashruuca Dowlad-kaab

Wasiirka Arrimaha Guddaha XFS oo maanta furay Mashruuca Dowlad-kaab

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In