Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safaaradda Mareykanka oo dib uga howlgashay Muqdisho

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
U.S. Ambassador’s Statement on February 28 Mogadishu Attack
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mareykanka ayaa dib u furay safaaraddii ay ku lahaayeen dalka Sooomaaliya ka dib kolikii muddo 30-sano ah ka hor ay magaalada Muqdisho ka daadgureysteen shaqalihii iyo diblomaasiyiintii ka joogay dalka.

Hadal maalinimadii shalay ka soo yeeray Safaaradda ayaa lagu sheegay in furitaanka Safaaradda ay daba socoto ka dib markii sanadkii tagey la sameeyay dibolomaasiyiin Mareykan ah oo si joogto ah uga howlgala magaalada Muqdisho.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Safiirka Safaaradda Mareykanka  ee Soomaali Donald Yamamoto ayaa sheegay in dib u furidda safaaradda ay tahay mid taariikhi ah iyo tallaabo kale oo loo qaaday xagga horumarka iyo xojinta xiriirka dibilomaasiyadeed.

Mareykanku waa isbaheysiga ugu muhiimsan ee la dagaalama kooxaha argagixisada ee ka dagaalama gudaha dalka Soomaaliya,waxaana sidoo kale uu ka mid yahay dalalka ugu weyn ee kaalmooyinka dhaqaale u fidiya dowaladda Federaalka ee Soomaaliya.

Previous Post

Macawiisleyda Gobolka Hiiraan oo Al-shabaab ka furtay Hub kana dilay malleeshiyo badan

Next Post

Ra’iisulwasaaraha XFS oo kormeer shaqo ku tagay Taliska ciidanka Booliiska soomaaliyeed+Sawirro

Next Post
Ra’iisulwasaaraha XFS oo kormeer shaqo ku tagay Taliska ciidanka Booliiska soomaaliyeed+Sawirro

Ra'iisulwasaaraha XFS oo kormeer shaqo ku tagay Taliska ciidanka Booliiska soomaaliyeed+Sawirro

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In