Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Tababar u Soo Xirtay Diblomaasiyiin – SAWIRRO

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Tababar u Soo Xirtay Diblomaasiyiin – SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa maanta tababar ku saabsan diblomaasiyadda u soo xirtay ku dhawaad 20 qof oo ka mid ah shaqaalaha ka how gala safaaradda.

Danjire ku xigeenka ahna qunsulka koowaad ee safaaradda Maxamed A. Sheekh Cusmaan oo soo xiray tababarkaan ayaa sheegay in safaaraddu ay ku dadaalayso sidii sare loogu qaadi lahaa wacyiga iyo awoodda shaqaalaha ka howl gala safaaradda.

Related posts

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026

“Hadafku waa in aan awood u yeelanno in aan si wanaagsan ugu shaqeyno dalkeena, gaar in diplomaasiyiintu ay awood u yeeshaan fulinta siyaasadda arrimaha dibadda ee Soomaaliya. Aad ayaan ugu mahad celinayaa Dr. Ibraahim oo tababarkaan fududeeyay iyo shaqaalaha ka qeyb galay” ayuu yiri Maxamed Amiin.

Dr. Ibraahin Faarax Bursaliid oo tababarkaan bixinayay muddo laba toddobaad ah ayaa sheegay in koorsooyinka noocaan ah ay wax badan ku soo kordhin karaan howl-gallada dibadda ee Soomaaliya. Si gaar ah ayaa uu u amaanay diblomaasiyiintii ka qeyb galay tababarka oo ka howlgala qeybaha ay safaaraddu ka kooban tahay.

IMG_7471

IMG_7413 IMG_7423 IMG_7440 IMG_7445 IMG_7461  IMG_7489 IMG_7407IMG_7512 IMG_7527 IMG_7530 IMG_7535 IMG_7538 IMG_7542 IMG_7548 IMG_7552 IMG_7560 IMG_7567 IMG_7578

Sawir Qaade: Cabdulqaadir Koronto.

Previous Post

Abaanduulaha Ciidanka XDS “Dad Shacab ah iyo ciidamo ayaa lagu laayay duqeynti Ka dhacday gobalka Mudug”

Next Post

Daawo sawirrada meelaha loo dalxiis tego ee caasimadda

Next Post
Daawo sawirrada meelaha loo dalxiis tego ee caasimadda

Daawo sawirrada meelaha loo dalxiis tego ee caasimadda

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Wasiirka  Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In