Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo wacyigelin u sameysay Soomaalida ku nool xaafadda Islii+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo wacyigelin u sameysay Soomaalida ku nool xaafadda Islii+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirla Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire. Jamaal Maxamed xasana ayaa a qeyb galay Mashruuc  bulshada Soomaaliyeed looga wacyi gelinayo dhanka sharciga oo ka furmay Xaafadda Islii ee Magaalada Narobi.

iyadoo  maanta ay ku beegantahay maalinta caalamiga ah ee xaquuqda aadanaha ayaa waxaa xaafada islii ee magalada nairobi lagu qabtay mashruuc talo siin ah oo  bulshada Soomaaliyeed looga wacyi gelinayo xaquuqda dhanka sharciga ee ay leeyihiin iyo wax yaabaha looga baahanyahay.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Mashruucani oo ahaa mid lacag la aan ah oo dadka ku dhaqan xafadda Islii lagala talinayo aimaha la xiriira xaquuqda dhanka sharciga ayaa waxaa iska kaashaday safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya,gudiga qareenada  gobalka waqooyi bari iyo hay’adda qaxootiga Norway oo loo soo gaabiyo NRC.

Waxaana furitaankii mashruucani ka qeyb galay Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Jamaal Maxamed Xasan iyo qaraanno Soomaaliyeed iyo sidoo kale dadweyne aad u fara badan oo ka faa’ideysanayay mashruuca la talinta dhanka dharciga.

Gudoomiyaha gudiga qareenada gobalka waqooyi bari  Cabdinaasir Aadan ayaa waxa uu ka warbixiyay muhimada barnaamijka isagoo ka codsaday shacabka ku dhaqan xaafadda Islii inay ka qeyb galan wacyigelinta dhanka sharciga ee loo sameynayo bulshada.

“howshan aan ka heyno xaafadda Islii waxay tahay inan talo ka siino arimaha sharciga si meesha looga saaro dhabatoyinka ay kala kulman boliska waxana u mahadcelinaynaa Danjire .Jamal, waxana idinka codsanaynaa wax lacag ah idinkama rabno inad nagala soo qeyb galashan oo aad ka faa’ideysatan talooyinka iyo buugaagta sharciga ee aan ugu talo galnay inan bulshada u qeybino” ayuu yiri Cabdinaasir Aadan.

Danjire .Jamaal Maxamed Xasan oo furitankii mashruuca hadal kooban ka jeeyay ayaa soo dhaweyay in shacabka Soomaaliyeed laga caawiyo isla markaana talooyin laga siiyo dhanka sharciga isagoo ku baaqay in laga faa ideysto.

“sida aad aragtaan halkan waxaa yaala warqado iyo docomentiyo fara badan oo loogu talo galay dadka Soomaaliyeed in looga faa’ideeyo dhanka sharciga iyo wixi ku saabsan xaquuqda ay leeyihiin hadii ay noqon lahaayen qaxooti ama dadka dalka dagan ama ganacsato waxan rabaa inan u mahadceliyo qareenada Soomaaliyeed iyo hay’adda NRC oo iskui xilsaaray inay dadka caawiyaan, docomentiyadana waxa uu ku tusinayaa qofka waxa laga caawin karo,dadka magaladan dagana waxan ku dhiiri gelinayaa inay kasoo qeyb galan barnaamijkan si ay u bartaan xaquuqda ay leeyihiin” ayuu yiri Danjire Jamaal.

_MG_0009 _MG_0012 _MG_0021 _MG_0026 _MG_0037 _MG_0039 _MG_0050 _MG_0060 _MG_0061 _MG_0081 _MG_0091 _MG_0098 _MG_0099

 

Previous Post

Hay’adda NISA oo soo bandhigtay taargada gaariga ku qarxay Siinka dheer “SAWIRRO

Next Post

fursad shaqo

Next Post
fursad shaqo

fursad shaqo

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In