Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safaaradda Soomaaliya Ee Koonfur Afrika Oo Dalka Dib Ugu Soo Celisay Muwaadiniin Ku Xanibnaa Dalkaas “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Safaaradda Soomaaliya Ee Koonfur Afrika Oo Dalka Dib Ugu Soo Celisay Muwaadiniin Ku Xanibnaa Dalkaas “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safaaradda Soomaaliye ee Koonfur Afrika ayaa dalka dib ugu soo celisay muwaadiniin gaaraya 49 qof oo isugu jira dhallinyaro, Hooyooyin iyo carruur, kuwaas oo ku xanibnaa dalkaasi kaddib markii Dowladda Koonfur Afrika saartay bandow, ayadoo wali ay xiranyihiin xuduudaha dalkaasi.

Muwaadiniintan oo doonayay inay dalkooda Hooyo dib ugu laabtaan ayaa ku xayirnaa dalkaas tan iyo intii uu bilowday cudurka COVID-19, waxayna Dowladda Koonfur Afrika gebi ahaanba joojisay bisha March ee sanadkan safarada lagu aadi jiray Adduunka,marka laga reebo muwaadiniinta dalkooda dib ugu laabanaya.

Related posts

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026

Dadkan ayaa ka mahadceliyay dadaalka ay Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika ay sameysay, waxa ayna sheegeen in Safaaradda ay qeyb weyn ka qaadatay dib u celinta dalkooda.

Kelkar Agency oo ah Shirkad Duulimaad ay leeyihiin Ganacsato Soomaaliyeed ayaa ka qeyb qaadatay fududeynta Muwaadiniintan sidii dalkooda Hooyo dib loogu soo celin lahaa.
Maamulaha Shirkaddan Idris Kelkar ayaa sheegay in ay iska kaashadeen Safaaradda sidii dalkooda dib loogu celin lahaa muwaadiniinta xaniban, isagoo xusay inay xoojinayaan la shaqeynta Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika.
Dalka Koonfur Afrika waxa uu ka mid yahay dalalka sida ba’an u saameeyay cudurka COVID-19, waxaana wali saaran xiyaarad inkastoo todobaadkii hore la qafiifiyay iyadoo ay xiranyihiin xuduudaha dalkaasi.

Abdikarid Axad Koonfur Afrika

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo xafiiskiisa ku qaabilay sii-hayaha wasiirka gargaarka XFS+Sawirro

Next Post

Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Kulan La Qaatay Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha “SAWIRRO”

Next Post
Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Kulan La Qaatay Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha “SAWIRRO”

Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Kulan La Qaatay Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

March 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa xafiiskiisa kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In