Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Mareykanka oo dib loo furay 25-sano kaddib “Sawirro+Dhageyso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Mareykanka oo dib loo furay 25-sano kaddib “Sawirro+Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabada dib u furista Safaaradda ayaa waxaa ka qeyb galay Diblomaasiyiin ka socday Safaaradda Mareykanka, Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika, Jaamacadda Carabta, Jaaliyadda Soomaaliyda, Mas’uuliyiin horay xilal uga soo qabtay Soomaaliya,Wasiirka Arrimaha Dibadda C/salaan Hadliye, Safiirka iyo Safiir kuxigeenka Safaaradda Soomaaliya ee Washington.

Intii Munaasabadda socotay ayaa waxaa lagu soo bandhigay waxyaabaha dhaqanka u ah Soomaalida, iyadoo diblomaasiyiintii ka socotay Safaaradaha ku yaalla Washington ay aad u jecleysteen.

Related posts

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

February 19, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026

Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika ayaa sheegtay in Soomaaliya ay dib u soo kabaneyso, isla markaana ay is bedelo ka jiraan, waxaana ay sheegtay in Mareykanka uu si rasmi u aqoonsaday Soomaaliya, iyadoo soo dhoweysay dib u furista safaarada Washington.

Wasiirka Arrimaha Dibbada Soomaaliya C/salaan Hadliye Omar ayaa sheegay in mhiimad gaar ah ay u leedahay Soomaaliya dib u furista Safaarada Washintong, maadaama ay tahay Caasimadda Adduunka, waxaana uu tilmaamay inuu ku faraxsan yahay in Calanka Soomaaliya uu ka babanayo Safaaradooda Washington DC.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/11/FURITAANKA-SAFARADA-SOMALIYA-.mp3

ss

sss890

sss56

sss

sss1

sss3

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post

Danjiraha Soomaaliya ee Mareykanka: waxaan dhaqso ku bilaabaynaa shaqada Safaaradda “Dhageyso”

Next Post
Danjiraha Soomaaliya ee Mareykanka: waxaan dhaqso ku bilaabaynaa shaqada Safaaradda “Dhageyso”

Danjiraha Soomaaliya ee Mareykanka: waxaan dhaqso ku bilaabaynaa shaqada Safaaradda "Dhageyso"

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

February 19, 2026
0

Madaxa xafiiska arrimaha Xajka ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS, Dr. Khadar Xaaji Daahir, ayaa ka warbixiyay heshiis cusub...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa si rasmi ah caawa u daah-furay tartan...

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In