Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka oo beenisay in ay ogolaatay dib u soo celinta dadka sharci la’anta ku jooga dalkaas-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka oo beenisay in ay ogolaatay dib u soo celinta dadka sharci la’anta ku jooga dalkaas-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan lagu soo dhoweynayay safiirka Soomaaliya u fadhiya magaalada Washington ee caasimadda dalka Mareykanka Axmed Ciise Cawad,  ayaa lagu qabtay magaalada Columbus ee gobolka Ohia, taas oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Ohio ee dalkaas.

Xafladda ayaa sidoo kale waxaa dadkii ka qeybgalay kamid ahaa danjirihii Soomaaliya u fadhiyi jirey dalka Mareykanka xilligii dowlada militiriga aheyd ay ka talineysay Soomaaliya C/kariim Cali Cumar, isagoo jaaliyadda Soomaaliyeed ku booriyay in ay la shaqeeyaan safaaradda Soomaaliya.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026

Qaar kamid ah dadkii ka qeybgalay xafladda soo dhoweynta ayaa waxaa ay sheegeen in ay ku faraxsan yihiin in danjiraha Soomaaliya uu soo booqdo dadka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Columbus ee gobolka Ohio.

Danjire Axmed Ciise Cawad oo munaasabadda ka hadlay ayaa waxaa uu ku dheeraaday waxqabadka safaaradda Soomaaliya ee dalka Mareykanka, isagoo beeniyay wararka sheegayay in safaaradda Soomaaliya ogolaatay in dhalinyarada sharci la’aanta ku jooga dalka Mareykanka dib loogu soo celiyo Soomaaliya.

“Anaga qof Soomaali ah ma ni raahno hala celiyo waan jeclaan laheyd in la aqbalo, anaga ayaa wax badan isku qoonsanay waa in aan ku sinaanaa sharciga” ayuu yiri danjire Cawad.

Danjiraha ayaa sidoo kale sheegay in safaaradda ay bilowday bixinta baasaboorka Soomaaliga ah isla markaana ilaa iyo hadda ay bixisay in ka badan 60 Baasaboor.

Mudane Axmed Ciise Cawad safiirka Soomaaliya ee dalka Mareykanka ayaa waxaa uu xusay in Baasaboorka Soomaaliga dowladda Mareykanka aysan aqoonsaneyn isla markaana codsi u direen si ay u aqoonsadaan ayna meel wanaagsan mareyso howshaas.

IMG_1043 IMG_8254 IMG_8256 IMG_8265 IMG_8276 IMG_8281 IMG_8288 IMG_8650 IMG_8664 IMG_8701 IMG_8724 IMG_8725 IMG_8727 IMG_8807 IMG_8811 IMG_8873 IMG_8921

Sawir Qaade: Cilmi Maxamed Waare

Previous Post

Hooyo iyo Cunugeeda oo ku geeriyooday Dhisme ku dumay Degmadda Shangaani

Next Post

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 30-8-2016

Next Post
Dhageyso: Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 30-8-2016

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026
0

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚  𝐔𝐊 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤a

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐔𝐊 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤a

March 10, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa sheegay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In