Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safaaradda Soomaaliya ee Qatar oo xaflad sagootin ah u qabatay muwaadiniin daryeel caafimaad loogu qaaday dalkaasi+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Safaaradda Soomaaliya ee Qatar oo xaflad sagootin ah u qabatay muwaadiniin daryeel caafimaad loogu qaaday dalkaasi+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Qadar ayaa Kulan Sagootin ah u qabatay Dhaawacyadii laga keenay dalka Soomaaliya ee dawlada Qadar ay u fidisay Kaalmada Caafimaad,  Kuwaasi  oo hadda ay wanaagsan tahay Xaaladooda Caafimaad, Islamarkaana dib ugu noqon doona Dalkooda Hooyo ee Soomaaliya,  waxaana kasoo qayb galay kulanka Gudiga Jaaliyadda Soomaaliyeed.

Fu’aad Axmed oo ka mid ah Gudiga Fulinta Jaaliyadda  ayaa sheegay in  Munaasibada loo qabtay Dadka Soomaaliyeed ee dhibku soo gaadhay, Sidoo kalana wuxuu u mahad celiyey Dawlada Soomaaliya, gaar ahaan Wasaarada Caafimaadka.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Waxaa goobta lagu soo bandhigay Muuqaalka iyo Sawirada sidii ay markii hore Xaaladoodu ahayd dhaawacyada Soomaaliyeed  ee loo fidiyey kaalmada Caafimaad, kuwaasi oo Tiradoodu ahayd 26-Qof, oo waxyeelo kala duwan kasoo gaadhay Weeraro iyo Qaraxyo ka dhacay dalka, Iyadoona kulanka sagootinta ah oo loo qabtay 6-dii ugu danbaysay oo ku noqonaya dalkooda hooyo.

Mukhtaar Cali Yuusuf Qusulka Safaarada Soomaaliya ee dalka Qadar  oo kulanka ka hadlay  ayaa siwayn ugu mahad celiyey Dawlada Qadar ee garab istaagtay dadka Soomaaliyeed.

Ugu danbayntii waxaa Muqtaar Axmed  oo ka mid ah dhaawacyadii la keenay dalka Qadar hadana Xaaladoodu ay aad u wanaagsan tahay, ayaa mahad celin usoo jeediyey Dawladaha Soomaaliya iyo Qadar, wuxuuna dadka soomaaliyeed usoo jeediyey inay inay garab istaagaan Dawladooda.

2d39a9ca-9566-44a4-b607-549e4249d280 19b5495d-49d0-4d69-9edd-f96bf13c5a09 90dcdd83-af99-4ab5-b42c-2725c5698788 4030c7fd-b35f-4843-a276-e8ac3377f126 4374ae09-6af2-4128-85f5-472f408c6d97 56144200-6dc2-4528-89bc-c0ca51492bc8 a2fcce5c-b572-4a7b-87fc-6d416088164c bfa1ad4b-97d2-48be-af6f-ca9522d93fdb c2f2bb65-42d5-4f81-966d-9c90d745da9b d9a0ec48-9ef7-4752-8fb7-078dc7d395dc ddab7c1d-fca0-42e3-8e9b-5d9ff06be15c

Previous Post

Munaasabad dhiiri grlin ah oo loo qabtay arday wax ka barata machadka barashada cilmiga dawooyinka+Sawirro

Next Post

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda oo sanadguurada 46-aad ee hey’adda ugu hambalyeeyay ciidamada

Next Post
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda oo sanadguurada 46-aad ee hey’adda ugu hambalyeeyay ciidamada

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda oo sanadguurada 46-aad ee hey'adda ugu hambalyeeyay ciidamada

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In