Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safaaradda Soomaaliya ee UAE oo u gurmatay dhaawacii kana warqabta”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Safaaradda Soomaaliya ee UAE oo u gurmatay dhaawacii kana warqabta”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safaaradda Jamhuuriyadda Fadralka Soomaaliya ee Wadan isutagga Imaaraadka Carabta Waxa ay ugu mahadcelineeysaa Dawladda walaalaha nahay ee Dalka Imaaraadka Carabta gurmadkii Bani adamnimo oo ay u sameeyeen Dadkii ku dhaawacmey Qaraxii ka dhacay Hotel Central ee Magaalada Moqdisho kuwaasoo gaareeyay ilaa iyo 12 qof oo qaar kood xaaladoodii caafimaad aad u liidatey.

Danjiraha u fadhiya Safaaradda Soomaaliya ee wadanka isutagga Imaaraadka Carabta Ambassador Cabdulqaadir Sheikhey Mohamed Al-Xaatimi, iyo Danjiraha u fadhiya Soomaliya Dawladda isutaga Imaaraadka Carabta Ambassador Mohamed Al-othmani, iyo masuuliyiin kale ayaa ku soo dhaweeyay dhaawacyadaasi Garoonka diraadaha ee Magaaladda abu dhabi halkaasoo ay ka soo dejisey diyaarad khaas ah oo ka soo qaadey Magaalada moqdisho taasoo ay ugu deeqday dawladda aan walaalaha nahay ee Imaaraadka Carabta waxaana loo kala qeybiyay dhaawacya daasi isbitaaladda ugu waa weyn ee ku yaala Imaaraada Abu dhabi si loogu daweeyo.

Related posts

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026

Danjira Cabdulqaadir Sheikhey, ayaa Asagoo ku hadlaayo Magaca Dawladda iyo Shacabka Soomaaliya ugu mahadceliyay Madaxweynaha Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta HH Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan, Madaxweyne kuxigeenka, Ra’iisul wasaaraha ahna Xaakimka Dubai HH Sheikh Mohammed bin Rashid Al Maktoum, Dhaxal-sugaha Imaaradda Abu dhabi ahna Ku-xigeenka Taliyaha sare ee Ciidamada HH Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan, iyo shacabka Walaalaha aan nahay ee Imaaraat-ka ,Gargaarka Bani aadanimo oo ay marwalabo la garabtaganyihiin walaalahooda Soomaaliyeed iyo yareynta dhibaatada bani’aadanimo ee shacabka Soomaaliyeed waxaanu u rajeyneynaa Ammaan, deganaansho iyo horumar ma ilaabi doono Garab istaagidiina

1

2

3

4

5

Previous Post

Dhagayso Warka Subaxnimo 03.03.2015

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Siihayaha Safaaradda Qatar ee Soomaaliya”SAWIRR”

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda  oo la kulmay Siihayaha Safaaradda Qatar ee  Soomaaliya”SAWIRR”

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Siihayaha Safaaradda Qatar ee Soomaaliya"SAWIRR"

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In