Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safaradda Soomaaliya ee Hindiya oo kordhisay Mudda ay  sii xernaan doonto

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Safaradda Soomaaliya ee Hindiya oo kordhisay Mudda ay  sii xernaan doonto
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha Jammuriyadda faderaalka soomaaliya ee dalka Hindiya Marwo Fadumo C/llaahi Maxamuud (Insaaniya) ayaa Jaaliyadda, Ardayda iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada  Soomaaliyeed ee dagan dalka Hindiya markale ku wargalisay in Safaradda ay muddo sii xirnaan doonto waqti kusiman labo todobaad oo hore leh, madama Dalka Hindiya iyo guud ahaan caalamka uu saameyay xanuunka Covid 19.

Dhankale safiirada ayaa waxa ay ku bogaadisay sida dadka soomaaliyeed ay ugu hogaasameen bandawga dalka ka jira iyo sida wanaagsan ee ay u  rdhaqan galiyeen fariimahii caafiim  ee Wasaraddaha Dowladda Hindiya heer gobolka iyo tan Fadetaalkaba kasoo baxaya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ugudanbeeyntii Marwo Fadumo Abdullahi Maxamuud  ayaa badqab u rajeesay dhamaan ummadda soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool dalka Hindiya.

Halkan ka dhageeyso Codka Danjiraha.

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2020/04/DANJIRE.mp3
Previous Post

Turkiga: 425 qof oo u dhintay Fayriska Coronavirus

Next Post

Wasiir Aadan Isaaq oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid C/qaadir Cali Boolaay

Next Post
Wasiir Aadan Isaaq oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid C/qaadir Cali Boolaay

Wasiir Aadan Isaaq oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid C/qaadir Cali Boolaay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In