Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo Shahaadooyin guddoonsiiya Ciidanka gaarka ah Booliska Soomaaliya+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo Shahaadooyin guddoonsiiya Ciidanka gaarka ah Booliska Soomaaliya+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Ingiriiska ayaa Shahaadooyinkaan guddoonsiisay Ciidanka sida gaar ah u tababaray ee ka tirsan Booliska Soomaaliyeed kuwaas oo loogu yeero RRT kadib markii uu u soo dhammaaday tababar muddo u socday.

Munaasabad ay ka wada qaybgaleen taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhida Soomaaliya islamarkaana lagu qabtay magaalada muqdisho maanta ayaa lagu guddoonsiiyay abaalmarino iyo shahaadooyin la xiriira tababarada ay soo qaateen Ciidankaan gaarka ah oo ay dhismihiisu ku caawisay Dowladda Soomaaliya Dowladda Ingiriiska.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

BH0A1606 BH0A1608 BH0A1629 BH0A1640 BH0A1642 BH0A1648 BH0A1654 BH0A1665 BH0A1670 BH0A1672 BH0A1674 BH0A1685 BH0A1687 BH0A1689 BH0A1692 BH0A1698 BH0A1702 BH0A1705 BH0A1709 BH0A1711 BH0A1712 BH0A1713 BH0A1717 BH0A1723 BH0A1725 BH0A1728 BH0A1730 BH0A1732 BH0A1734 BH0A1736 BH0A1744 BH0A1746 BH0A1752

Previous Post

Boqol Askar oo ka tirsan Booliska Soomaaliya oo maanta tababar loo soo xeray”Daawo Sawirro”

Next Post

Wasiirka difaaca oo sheegay in Al-Shabaab laga saari doono guud ahaan dalka

Next Post
Wasiirka difaaca oo booqday degmada Garbahaarreey ee gobolka Gedo-SAWIRRO

Wasiirka difaaca oo sheegay in Al-Shabaab laga saari doono guud ahaan dalka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In