Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Jabuuti iyo Saraakiil Ciidan oo gaaray Beledweyne

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Safiirka Jabuuti iyo Saraakiil Ciidan oo gaaray Beledweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Dawladda Jabuuti u fadhiya Muqdisho Amb: Aaden Xasan Aaden oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka ayaa Maanta gaaray Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.

Safiirka iyo Saraakiisha ka tirsan Ciidanka Militariga Wadanka Jabuuti ayaa ujeedada safarkoodu yahay sidii ay ugu kuurgali lahaayeen habsami u socodka hawsha nabad ilaalineed oo ay u joogaan Soomaaliya iyo sidii ay ugu muujin lahaayeen Ciidankooda inay mar walba garab taagan yihiin.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Safiirka Dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaliya, Amb. Aden Xasan Aden oo ka hadlay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee dhawaan kooxda Al-shabaab ku qaaday Xaruun ay Ciidamada AMISOM ee Jabuuti ku lahaayeen duleedka Magaalada Beledweyne ayaa sheegay in aysan waxba ka badeli doonin howlaha nabad ilaalinta ee ay ciidamada Jabuuti ee Hiil walaal u joogaan gudaha Soomaaliya.

Ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti ayaa dhawaan qarax baabuur oo is miidaamin ah ku qaadeen Maleeshiyadda Kooxda Alshabaab fariisin ama saldhig ay ku lahaayeen gudaha Magalada beledweyne.

Previous Post

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in Ciidamadeeda jooga Soomaaliya ay sii wadi doonaan taageerada Soomaaliya….

Next Post

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Dawladda Federaalka Soomaaliya oo oo la kulmay Maamulka Koonfur Galbeed.

Next Post
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Dawladda Federaalka Soomaaliya oo oo la kulmay Maamulka Koonfur Galbeed.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Dawladda Federaalka Soomaaliya oo oo la kulmay Maamulka Koonfur Galbeed.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In