Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka JFS ee Ethiopia oo ka qeybgalay Munaasabad Lagu Taageerayo Guulihii Waaweynaa ee Qaranku gaaray

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
2 years ago
in Wararka
0
Safiirka JFS ee Ethiopia oo ka qeybgalay Munaasabad Lagu Taageerayo Guulihii Waaweynaa ee Qaranku gaaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safaaradda Jamhuuryadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ethiopia ayaa magaaladda Addis Ababa ku qabatay munaasabad lagu  taageerayay guulaha waaweyn ee ay JFS gaartay muddooyinkii u danbeeysay, guulahaas oo ay kamid ahayeen dayn-cafinta, qaadista cuna-qabatayntii hubka iyo ku biirista suuqa ganacsiga Bariga Africa oo dhammaantoodba ahaa caqabadaha ugu waaweyn ee hor taagnaa geeddi socodka Dawladnimada Soomaaliya.

Munaasabaddan waxaa ka qayb galay Danjiraha JFS ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa, Madaxweyne ku xigeenka Gal-mudug Cali Daahir Ciid, diplomaasiyiin kala duwan oo ka tirsan Safaaradda JFS ee Ethiopia, Xildhibaan Xasan Cabdi Ismacil oo kamid ah BJFS, mas’uuliyiin ka tirsan jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ethiopia iyo qayabaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ethiopia                                                                                                                                                                                                                                                                                        Madaxweyne ku xigeenka Gal-mudug Cali Daahir Ciid iyo Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil ayaa sheegay in wax lagu farxo tahay in soomaaliya soo hooydo guulahaan waaweyna,ayna bogaadinaya Mas’uuliyiinta dowladda ee da’daalka badan ku bixiyay arrintaan.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Danjiraha JFS ee Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa oo munaasabadda soo xiray ayaa si qota dheer u faah-faahiyay dariiqa loo maray iyo dedaalka lagu bixiyay in Soomaaliya ay gaarto guulahan taariikhiga ah, wuxuuna caddeeyey in Soomaaliya ay mar kale gudubtay dariiqa horumarka iyo xasiloonida.

Previous Post

Howlgallo lagu ciribtirayo Khawaarijta oo ka socda Galmudug iyo Hirshabeelle

Next Post

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo kormeeray qaar ka mid ah Iskuulada ku yaalo Baydhabo 

Next Post
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo kormeeray qaar ka mid ah Iskuulada ku yaalo Baydhabo 

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo kormeeray qaar ka mid ah Iskuulada ku yaalo Baydhabo 

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In