Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo booqday Isbitaalka Madaxtoyada JFS

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo booqday Isbitaalka Madaxtoyada JFS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isbitalka Madaxtoyada JFS ayaa maanta waxaa booqasho ku tegayvDanjiraha China ee Soomaaliya Ambassador  FE Shengchai kulan la yeeshay Agaasimah Isbitalka Madaxtoyada JFS Dr Xuseen Maxamuud Xuseen .

Agaasimaha Isbitaalka Madaxtoyada JFS ayaa mahacelin, soo dhaweyn iyo warbixin kooban oo Isbitalka Madaxtoyada JFS ku saabsan Kadib, uga warramay Safiirka xaaladda uu Isbitalka ku sugan yahay iyo sida uu Isbitalka Madaxtoyada JFS uu dib u dhis iyo qalabeyn loogu samen lahaa.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Isbitalka Madaxtoyada JFS wuxu kaalin weyn ku leeyahay isku xirka iyo taakuleynta dhawacyada ciidamah Xoogga Dalka iyo furitaanka Isbitalka Cadale laga hirgeliyey oo weli qaar ka mid dhakhaatirta iyo kalkaaliyasha Isbitalka Madaxtoyada JFS ay ku suganyihin Degmada Cadale.

Danjire FE Shengchai ayaa mujiiyay sida ay dowladiisa uga go’antahay garab istaagga Soomaaliya, isaga oo ballan qaadey dib u dhis iyo qalabeyn degdeg ah. Waxa uu sidoo kale Danjiraha ballan qaadey sii wadista u qareemidda Soomaaliya iyo joogteynta taakuleynta.

Previous Post

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo toogasho ku fulisay askari ka tirsan dowladda

Next Post

Gabdho Soomaaliyeed oo Deeqo kala duwan usoo dhiibay Ciidanka ku sugan Bacadweyne

Next Post
Gabdho Soomaaliyeed oo Deeqo kala duwan usoo dhiibay Ciidanka ku sugan Bacadweyne

Gabdho Soomaaliyeed oo Deeqo kala duwan usoo dhiibay Ciidanka ku sugan Bacadweyne

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In