Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Talyaaniga oo codsaday in dib u dayactir lagu sameeyo safaaradda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Talyaaniga oo codsaday in dib u dayactir lagu sameeyo safaaradda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Dalka Talyaaniga Danjire Muuse Xasan Cabdulle oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in xarunta safaaradda ay u baahantahay dayactir xoogan, taasi oo dhawaan lagu guuleystay in gacanta dowladda dib loogu soo celiyo, kadib markii dacwado ay hormuud u ahayd safaarada lagu guuleystay in dib looga soo celiyo shirka ganacsi oo sheegtay in laga kireeyay safaaradda, balse maxkamadda ay u xakuntay dowladda Soomaaliya.

“Dayactir ayuu rabaa dhismaha safaaradda, runtii anagu awood uma lihin kan safaarad ahaan in aan dayactir ku sameyno, marka waxaan codsaneynaa in nagala caawiyo dib u dayactirka safaaradda oo muddo 20 sano ah helin dayactir” ayuu yiri Safiirka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Safiirka ayaa tilmaamay in madaxda Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Soomaaliya uu u gudbiyay howlaha dayactir ee ay u baahtantahay safaaradda, isagoo xusay in haddii aan laga gaarin xilligan dib u dayctirka safaaradda ay keeni karto inay bur burto oo uu dhismaha safaaradda soo dumo.

Previous Post

Adeegsiga badan ee Telefonada gacanta waxay ay keeni karaan kansarka maskaxda, DARAASAD.

Next Post

Degmada Waaberi oo lagu qabtay xoojinta Isdhexgalka bulshada iyo ciidanka booliska

Next Post
Dhoolatus ay sameynayaan ciidanka booliska oo Muqdisho ka socda

Degmada Waaberi oo lagu qabtay xoojinta Isdhexgalka bulshada iyo ciidanka booliska

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In