Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee dalka Ethiopia oo la kulmay safiirka Indonesia

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee dalka Ethiopia oo la kulmay safiirka Indonesia
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Danjire Maxamed Cali Nuur ayaa xarunta Safaarada ee magaalada Addis Ababa kula kulmay Safiirka Indonesia Danjire Imam Santoso oo ay ka wada hadleen xoojinta labada Wadan iyo sidii loo horumarin lahaa cilaaqaadka walaaltinimo ee u dhexeeya Somaaliya iyo Indonesia.

Safiirka Indonesia Danjire Imam Santoso ayaa ku nuuxnuuxsaday in dawladda Indonesia ay ka go’antahay sidii ay u garab istaagi lahayd dawaladda Soomaaliya oo uu sheegay in uu kala dhexeeyo xiriir walaaltinimo.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Safiirku wuxuu sidoo kale sheegay in Soomaliya ay ka taakuleen doonaan dhinacyo badan oo ay ugu horayso xagga Waxbarashada iyo caawinta hay’adaha dawladda, waxaana uu safiirka Soomaaliya ku wareejiyay warqad martiqaad ah oo uu ka siday Madaxweynaha Dalka Indonesia oo ku saabsan martiqaad loo fidiyay Madaxweynaha Soomaaliya.

Dhanka kale, Safiirka Soomaliya Danjire Maxamed Cali Nuur ayaa safiirka indonisia Ambassador Imam Santoso uga mahadceliyay booqashada uu ku yimid safaaradda Soomaliaya, isaga oo ka hadlay sidii loosii xoojin lahaa xiriirka ganacsi ee ka dhexeeya labada dal.

Kulankaas oo ay goob joogayaal ka ahaayeen qaar ka mid ah Diploomaasiyiinta safaaradda ayaa kusoo gaba gabooyay jawi isafgarad ah, waxaana loo ballamay kulamo kale oo lagusii xoojinayo xiriirka labada dal.

20160209_121601 20160209_121618

Previous Post

Madaxweynaha oo beesha caalamka ka codsaday in loo midoobo la dagaallanka argagixisada

Next Post

Khilaafkii ka dhaxeeyay hogaanka NUSOJ oo xal laga gaaray

Next Post
Wakiil Wareedka Idaacada Kulmiye oo Gaalkacyo lagu dhaawacay iyo NUSOJ oo ku Baaqday Baaritaan deg deg ah

Khilaafkii ka dhaxeeyay hogaanka NUSOJ oo xal laga gaaray

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In