Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee dalka Indonesia oo la kulmay Madaxweynaha dalkaasi “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee dalka Indonesia oo la kulmay Madaxweynaha dalkaasi “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Indonesia ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha dalkaasi Joko Widodo, kaasi oo ka dhacay magaalo madaxda dalka Indonesia ee Jakarta.

Ujeedada kulankan ayaa ahaa sidii loo sii xoojin lahaah xiriirka diblomaasiyadeed ee ka dhexeeya labada dalka Soomaaliya iyo Indonesia, sidoo kale kulanka intii uu socday waxaa ay kawada hadleen mas’uuliyiinta qaban qaabada booqasho rasmi ah oo lafilayo in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud uu ku tegi doono dalkaasi Indonesia..

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Safiirka Soomalaiya u fadhiya dalka Indonesia Danjire Cabdixakiin Ugaas Cali Yaasiin ayaa tilmaamay in Madaxweynaha Indonesia ay isla meel dhigeen arrimo badan oo ay ugu horeyso xoojinta xiriirka labada dal.

Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo kan dalka Indonesia ayaa ka dul babanayaay xaruunta Madaxtooyyada dalkaasi, ayadoo ciidamada bambayda ay salaam sharaf siinayeen mas’uuliyiintan

Dhawaan ayay ahayd markii Madaxweynaha daljka Indonesia uu warqadihii aqoonsiga safiirnimo ka guddoomayay safiirka soomalaiya ee dalkaasi, taasi oo ku dareensiinaysa sii xoogaysiga horuamarada dhanka diblomaasiyada oo dowladda Soomaaliya ay ka soo haysay xiriirka kala dhexeeya dowladaha caalamka.

Mr. Abdihakim Mr. Abdihakim1 Mr. Abdihakim2 Mr. Abdihakim3 Mr. Abdihakim4 Mr. Abdihakim5 Mr. Abdihakim6

 

Previous Post

Ma Dhabbaa in la Cayrin doono Macalin Charles ka Xulka Qaranka Soomaaliya?

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In