Wednesday, August 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo Mombasa ka daahfuray bandhigga Ganacsiga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo Mombasa ka daahfuray bandhigga Ganacsiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa daah furay Carwada, soo bandhigidda, dabaaldegga dhaqanka iyo ganasiga Soomaalida, kaas oo lagu qabtay magaalo xeebeedka, Mombasa.

Danjiraha Soomaaliya oo ay wehliyaan Wasiiro ka tirsan maamulka gobolka Mombasa , hoggaamiyeyaasha ganacsiga iyo marti sharaf kale ayaa ka soo qayb galay casho sharaftii lagu daahfurayay Firi Festival , laguna qabtay hotelka Blue Sky.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

August 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

August 4, 2026

Qabashada Carwada iyo bandhigga ganacsiga Soomaalida ee Firi-Festival waxay ka marag kacaysaa quruxda iyo qaninimada dhaqanka dadka Soomaalida, waxa ay sidoo kale muujinaysaa kaalinta wax ku oolka ah oo ay dadka Soomalida ka qaateen dhismaha iyo horumarka wadamada ku yaala Bariga Afrika.

“Waxa Sharaf u ah dadka Soomaalida inay soo bandhigaan dhaqakooda, cududooda ganacsi ay ku leeyihiin dalka Kenya, isla markaana la wadaagaan shuucbta kale horumarka ay sameeyeen”, ayuu yiri Danjire Jabriil

Bandhiga oo maanta galay maalintiisii labaad ayaa waxaa u soo daawasho iyo ka dukaameysi u tagay goobta bandhiga kumanaan kamida dadka ku dhaqan magalaada Mombasa.

Bandhjgaan ayaa ka socda goobta lagu magacaabo, Mama Ngina Waterfront Park ee Magaalada Mombasa.

Previous Post

Hay’adda SoDMA oo gargaar u dirtay Maamulka KMG ah ee SSC Khaatumo

Next Post

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay arrimaha wax ka badalka Dastuurka

Next Post
Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay arrimaha wax ka badalka Dastuurka

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay arrimaha wax ka badalka Dastuurka

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

August 4, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

August 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

August 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA OO TABABAR U SOO XIRAY CIIDAMO KA TIRSAN DANAB

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA OO TABABAR U SOO XIRAY CIIDAMO KA TIRSAN DANAB

August 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In