Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo sheegay in xiriir soo jireen ah uu ka dhexeeyo Soomaaliya iyo Shiinaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo sheegay in xiriir soo jireen ah uu ka dhexeeyo Soomaaliya iyo Shiinaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle ayaa maanta khudbad furitaan ah ka jeediyay kulanka looga hadlayay kaalinta dalka Shiinaha uga jiro horumarinta tayada sare leh ee ka socota guud ahaan Qaaradda Afrika.

Kulankaan oo ay soo qaban-qaabisay machadka loogu magacdaray โ€œ China-Kenya Instituteโ€ ayaa waxaa ka qeybgalay aqoonyahanno ka socda qaar ka mida dalalka Afrika, gaar ahaan dalka Kenya iyo dalka Shiinaha iyo madax ka socotay Wasaaradda arimaha dibadda ee dalka Kenya.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Dajire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa furitaanka shirkaas ka sheegay inkasta oo ay dalka Shiinaha ku sameeynin dalka Soomaaliyad maalgashi baaxad leh sida wadamada kale e Afrika, hadana Safiirka ayaa sheegay in ay jiraan qorshooyin dalka Shiinaha uu ku doonayo in uu maalgasho iyo tagaeero dhaqaale ku siiyo dalka Soomaaliya.

Soomaaliya iyo Shiinaha waxaa ka dhaxeeya xiriir ku qotoma taariikh dheer, iskaashigaas oo soo bilowday wax yar ka dib markii Soomaaliya qaadatay xornimada. Soomaaliya ayaa waxay ahayd waddankii ugu horreeyay ee Bariga Afrika ah ee xiriir diblomaasiyadeed la yeesha dalka Shiinaha. Xiriirkan aasaaska ah wuxuu qaabeeyey xiriir gaar ah oo ay yeeshaan labada dal, kaas oo ilaa maanta jira.

Danjire Jabril ayaa sidoo kale ka hadlay guud ahaan saameynta uu dalka Shiinaha ku leeyahay dalalka Afrika iyo saameynta uu yeelan doonto mashruuca waddada isku isku xiraysa caalamka iyo Shiinaha ee loo yaqaan โ€œChina’s Belt and Road Initiative (BRI)โ€.

Previous Post

Dowladda oo 72 saac inuu dalka uga baxo u qabatay sargaal ka tirsan Safaaradda Itoobiya

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo kulan Gaar ah La Qaatay Labada Aqal Ee Baarlamaanka

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo kulan Gaar ah La Qaatay Labada Aqal Ee Baarlamaanka

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo kulan Gaar ah La Qaatay Labada Aqal Ee Baarlamaanka

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In