Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo cashir ka jeediyey Machadka (China-Africa institute)

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo cashir ka jeediyey Machadka (China-Africa institute)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjire Cawaale Cali Kullane safiirka Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkan ka mid noqday labada safiir ee lagu casuumo in ay machadka Shiinaha-Afrika ka jeediyaan cashir muhiim ah, kaasoo noqonaya cashirkii sanadka 11-aad ee machadka safiiro ka bixiyaan.

Safiir Cawaale Cali Kullane oo casharka mahcadkan ay ku qabanayeen magaalada Yan’an ee dalka Shiinaha ka jeediyay ayaa uga hadlay horumarka Soomaaliya iyo guulaha dhaqaale, midda amni, midda siyaasadeed iyo muhiimadda dhul-istaraajiyadeedka Soomaaliya leedahay, isagoo Danjiraha wax ka taabtay xariirka Soomaaliya iyo Shiinaha ee ahaa mid soo jireen ah.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Amb. Cawaale ayaa sidoo kale uga warbixiyey dadkii ka soo qeybgalay casharka sida ay soomasliya ula dagaalayso saboolnimada iyo dib-u-habeynta dhaqaalaha ee ay ku talaabsatay dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo sheegay in dhaqaalaha Soomaaliya uu kobcayay heer la mahadiyo saddexdii sano ee la soo dhaafay iyo in Soomaaliya ay sii waddo dib -u -dhiska hay’adaha maamulka dhaqaalaha.

Danjire Cawaale Cali Kullane safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha ayaa sidoo kale booqday goobaha ugu muhiimsan magaalada Yan’an oo ah magaalo taariikhi u ah dalka iyo dadka shiinaha oo ahayd magaaladii uu ka bilowday kacdoonkii dalka Shiinaha, si wax looga barto waayo-aragnimada dowladda Shiinaha u leedahay horumarinta iyo isku tashiga bulshadeed.

Safiir Cawaale ayaa noqonaya safiirkii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo machadkaas ka bixiya cashir xaaladda dalkeena Soomaaliya ah.

Previous Post

Ayaan Aadan oo ku guuleystay doorashada kursi ka tirsan Aqalka Sare.

Next Post

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka oo shir jaraa’id ku qabtay Deegaano Shabaab laga saaray “Sawirro”

Next Post
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka oo shir jaraa’id ku qabtay Deegaano Shabaab laga saaray “Sawirro”

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka oo shir jaraa’id ku qabtay Deegaano Shabaab laga saaray “Sawirro”

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In