Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo kulan la yeeshay Agaasime ku -xigeenka Madaxa Waaxda xariirka Caalamiga ah ee xisbiga dalkaas “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo kulan la yeeshay Agaasime ku -xigeenka Madaxa Waaxda xariirka Caalamiga ah ee xisbiga dalkaas “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjire Cawaale Cali Kullane Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha kulankan uu la qaadanayay Ku-xigeenka madaxa Waaxda xariirka caalamiga ee xisbiga Shuuciga ee Shiinaha ayaa waxaa shirka ku wehwliyey Mudane Saciid Mire La -taliyaha koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha.

Safiir Cawaale Cali Kullane ayaa marka hore uga hambalyeeyay 100 sano guuradii kasoo wareegtay aas-aaska xisbiga shuuciga ee Shiinaha oo sanadkan loo dabaaldagayo dalka Shiinaha.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Sidoo kale Danjire Cawaale Cali Kullane Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha ayaa kala hadlay madaxda xisbiga shuuciga ee Shiinaha sidii loo sii xoojin lahaa xariirka labada dal ee ah iskaashiga dhanka gacacsiga, maalgashiga, tababarada iyo dhammaan hishiisyada kale ee Soomaaliya iyo Shiinaha horay u wada saxiixdeen, iyadoo dhammaan qodobadii laga wada hadlay lagu hishiiyay labada dhinac.

Xisbiga shuuciga ee Shiinaha ayaa ah xisbiga kaliya ee ka taliya dal waynaha Shiinaha muddo 100 sano ah, isagoo ah awoodda ugu sareyso dalkaas, halka agaasinka xariirka caalamiga ah ee xisbigu yahay Waaxda jaangoysa siyaasadda arrimaha dibadda ee Shiinaha.

Previous Post

Madexweynaha Puntland oo xarigga ka jaray Garoonka kubadda Cagta Cawaale Stadium “SAWIRRO”

Next Post

RW Rooble oo xilka ka qaaday wasiirkii amniga, wasiir cusub-na magacaabay

Next Post
RW Rooble oo xilka ka qaaday wasiirkii amniga, wasiir cusub-na magacaabay

RW Rooble oo xilka ka qaaday wasiirkii amniga, wasiir cusub-na magacaabay

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In