Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Suudaanta Koonfureed oo la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka dalkaasi

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee Suudaanta Koonfureed oo la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka dalkaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Soomaaliya ee dalka Koonfurta Sudan Danjire Xuseen Xaaji Axmed ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dalka Suudaanta Koonfureed Taban Deng Gai oo ay ka wada hadleen arrimo badan oo ay ka mid tahay xaaladda dalka.

Kulanka oo ka dhacay caasimadda Koonfurta Suudaan ee Jubba ayaa waxaa diirada lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal, daryeelka ganacsatada Soomaaliyeed ee dalkaasi ku ganacsata, xoojintii kulankii labada Madaxweyne ku dhex maray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia iyo arrimo kale.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Madaxweyne ku-xigeenka Suudaanta Koonfureed Taban Deng Gai ayaa dhankiisa sheegay in uu wax ka qaban doono cabashada ay qabaan qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee dalkaasi ku nool, isagoo xusay in ganacsatadu ay door muuqdo ka qaateen horumarka.

Danjire Xuseen Xaaji Axmed oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in kulanka uu ku soo dhamaaday jawi is afgarad leh.

Previous Post

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Suudaan oo taageertay Guddoomiye Yariisow “SAWIRRO”

Next Post

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo heshiis cusbooneysiin ah la saxiixday Hay’adda Horumarinta Saxaafadda ee Dalka Finland “SAWIRRO”

Next Post
Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo heshiis cusbooneysiin ah la saxiixday Hay’adda Horumarinta Saxaafadda ee Dalka Finland “SAWIRRO”

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo heshiis cusbooneysiin ah la saxiixday Hay’adda Horumarinta Saxaafadda ee Dalka Finland "SAWIRRO"

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In