Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo warqadihiisa Aqoonsiga danjirannimo ku wareejiyay Boqor Carl XVI Gustaf

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo warqadihiisa Aqoonsiga danjirannimo ku wareejiyay Boqor Carl XVI Gustaf
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Boqortooyada Sweden, Mudane Maxamed Xasan Cabdi, ayaa warqadihiisa Aqoonsiga danjirannimo ku wareejiyay maalintii khamiista aheyd ee (3 Febraayo) Boqorka Sweden, Boqor Carl XVI Gustaf, iyadoo loo maray dhanka Agaasimaha Habmaamuuska Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sweden, Danjire Maria Christina Lundqvist oo loo igmaday guddoomidda.

Xafladda fardo ku gelbinta Safiirka ee uu si toos ah u qaabilayo Boqorka ayaa la qaban doonaa waqti danbe,iyadoo ay ugu wacan tahay tallaabooyinka Dowladda Sweden ay ku xakamaynayso fiditaanka fayraska Corona.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Danjire Maxamed Xasan Cabdi, ayaa carabaabay yididdiiladiisa inuu ka howlgalo Sweden, isagoo yiri “Sharaf weyn ayay ii tahay in aan warqadahayga aqoonsiga danjirannimo aniga oo ka wakiil ah Soomaaliya aan ku wareejiyo Boqorka Sweden”.

Danjire Maxamed Xasan waxa uu bogaadiyay xiriirka saaxiibtinimo ee Soomaaliya kala dhexeeya Sweden oo uu ku tilmaamay mid wanaagsan, isagoo ku dheeraaday muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo xiriirka laba geesoodka ee u dhexeeya labada dal , lana ballaariyo iskaashiga si looga dhabeeyo dano wadaagga dhinacyada kala duwan leh.

Tags: Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo warqadihiisa Aqoonsiga danjirannimo ka wareejiyay Boqor Carl XVI Gustaf
Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qadka Taleefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Turkiga oo laga helay COVID-19

Next Post

Dhalooyin Qamri oo lagu burburiyay Gobolka Mudug “SAWIRRO”

Next Post
Dhalooyin Qamri oo lagu burburiyay Gobolka Mudug “SAWIRRO”

Dhalooyin Qamri oo lagu burburiyay Gobolka Mudug "SAWIRRO"

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In