Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Wadanka Koorfurta Sudan oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee Wadanka Koorfurta Sudan oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha cusub ee dowladda Soomaaliya u soo magacaawday wadanka Koofur Sudan Mudane Xuseein Haaji Ahmed ayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee degan wadankaasi la qaatay kulan isbarasho iyo xog-wareysi ah.

Kulanka oo ka dhacay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Juba ayaa waxaa ka soo qeyb galeen in kabadan 120 Xubnood,  kuwaasi oo matalayey gudiyada ganacsatada ay leeyihiin, waxeyna warbixino iyo xaaladda ay ku suganyihiin siiyeen danjiraha cusub, iyagoo sheegay in uu  kusoo beegantay magacaabistiisa xilli muhiim ah oo ay baahi weyn u qabeen.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

“Waxaan aan aad ugu Mahadcelinayaa Diblomaasiyiintii mudada u soo dhabar adeegay wadidda howlaha Safaaradda iyo bulshadii gacanta ku siisay” ayuu yiri Danjire Hussein Haji Ahmed.

Guddiga ganacsatada Soomaaliyeed  ee kulanka la qaatay safiirka iyo xubnaha kale ee jaaliyadda ayaa iyana u balan qaaday danjire Xuseen Xaaji inay diyaar ula yihiin la shaqeyn wanaagsan sidii horaba ay ula shaqeynayeen safaaradda.

Ugu dambeyn Safiirka Soomaaliya ee wadanka Koonfurta Sudan Danjire Xuseen Haaji Axmed Maxamuud ayaa ugu mahadceliyey Guddiga ganacsatada Soomaaliyeed ee Koofur Sudan gacansiinta Safaaradda iyo midnimadooda, waxa uuna balanqaaday in ay sii laba jibaari doonaan howlihii ay bulshada u heysay Safaaradda.

1 (1) 1 (2) 1 (3) 1 (4) 1 (5) 1 (6) 1 (7)

Previous Post

Hubert Price oo loo magacaabay madaxa Xafiiska UNSOS ee Soomaaliya

Next Post

Hawlgallo ammaanka lagu xaqiijinayo oo ka socda magaalada Kismaayo

Next Post
Hawlgallo ammaanka lagu xaqiijinayo oo ka socda magaalada Kismaayo

Hawlgallo ammaanka lagu xaqiijinayo oo ka socda magaalada Kismaayo

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In