Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Mareykanka oo gaaray Columbus “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Mareykanka oo gaaray Columbus “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka dowladda Soomaaliya u jooga dalka Mareykanka Axmed Ciise Cawad ayaa gaaray magaalada Columbus Ohio ee dalka Mareykanka, si uu kulamo ula qaato Jaaliyadda Soomaaliyeed ee halkaasi ku nool.

Safiirka iyo wafdiga la socda ayaa la filayaa in boqolaal Soomaali ah uu kula hadlo kulan balaaran oo habeen danbe ka dhici doona Hoolka kulamada ee  Soomaalidu u taqaan libaaxyada.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Danjiraha ayaa waalidinta kala hadli doono xaalada dhalinyarada Sooamaliyeed ee ku jira jirta xabsiyada dalka Mareykanka  kuwaas oo waalidiintii dhalay qaarkood diyaar u yihiin sidii dib loogu celin lahaa dalkooda iyo kuwo siyaabo kala duwan danbiyo loogu haysto, waxayna ka mid ahaan doonta waxyaabaha uu kala hadli doono Soomaalida.

Wada shaqeynta iyo iskaashiga Jaaliyada waa hal beega midnimada Bulshada waxaana laf ahaantiisu uu ku boorin doonaa wada shaqeyn buuxda iyo is kaashi si loo gaaro hanaan isku duubni ku salaysan.

Arrinta xiisa goonida leh waxa ay tahay inbadna oo ka mid ah bulshada waxa ay safiirka la wadaagi doonaan sababta ay safaarada Soomaalidu kuu leedahay DC u aqbashay in dhalinyarada Tahribnka ku soo gashay dalkan dib loogu celiyo dalkooda iyada oo la wada ogsoonyahay marxalada ay soo mareen iyo dhibaatooyinka ku qasbay in dalkan ay iska soo dhibaan.

Boqolaal Soomaali dhalinyaro u badan ayaa xabsiyada xaduudaha Mareykanka ku jira kuwaas oo iska soo dhiibay dalkan walina aysan jirin wax sharci ah oo loo ogolaaday iyaga oo maraya marxalado la xariira sharciga maxaabiista ee dalkan gaar ahaan kuwa xaduudaha iska soo dhiiba.

Safiirka waxa uu sidookale kulamo la qaadan doonaa maamulka gobolkan Ohio iyo Madax ka socota Columbus.

Waa markii ugu horeeysay ee uu safiirkuu yimaado Columbus Ohio oo ah gobolka labaad ee ugu Soomaalida Badan Mareykanka.

safiirka1safiirka2safiirka3safiirka4safiirka5

safiirka7 safiirka8

Deeqo Shire (Deeqo-SONNA)

Previous Post

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed oo xariga ka jaray xarunta Madaxtooyada cusub “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Haweenka”Waa in la xaqiijiyaa qoondada haweenku ay ku leeyihiin dowladda soo socota”

Next Post
Wasiirka Haweenka”Waa in la xaqiijiyaa qoondada haweenku ay ku leeyihiin dowladda soo socota”

Wasiirka Haweenka"Waa in la xaqiijiyaa qoondada haweenku ay ku leeyihiin dowladda soo socota"

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In