Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya u jooga Dalka Ethiopia oo ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Wasiirkii hore ee Amniga Puntland

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya u jooga Dalka Ethiopia oo ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Wasiirkii hore ee Amniga Puntland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha Dawladda Soomaaliya u fadhiya dalka Ethiopia Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid Alle ha u naxariistee Wasiirkii hore ee Amniga Puntland marxuum Axmed Cabdullaahi Yuusuf “Dawlad” oo xalay ku geeriyooday Garoowe, wuxuuna rabbi uga baryey naxariis iyo inuu janadiisa firdowsa ka waraabiyo.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Safiir Camey wuxuu tilmaamay in xiligii uu ahaa Madaxweyne ku xigeenka Puntland ahaa ay marxuumka isla soo shaqeeyeen, maadaama uu kamid ahaa Golihiisii Wasiirada ee maamul goboleedka Puntland.

“Si wanaagsan ayaan u aqaanay marxuum Cabdullaahi Dawlad, shaqo wadaag iyo saaxiibo dhow ayaanu ahayn, shaqadii uu hayey nin ku filan ayuu ahaa, sidoo kale wuxuu ahaa masuul jecel in guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ay ku noolaadaan nabadgelyo, degenaansho iyo barwaaqo, mana jeclayn inuu qaato go’aano wax yeelaya wadajirka Soomaaliya” ayuu yiri Safiir Camey.

Danjire Eng Camey wuxuu marxuumka ilaahay u waydiiyey inuu qabriga u qaboojiyo una waasiciyo, samir iyo iimaanna uu ka siiyo eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka tagey, hoygiisana uu ka yeelo jannatul firdowsa.

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay in laga wada fadhiisto wixii khilaaf ah ee jira

Next Post

DAAWO: Taliska Booliska oo taageerayaasha xulalka Banaadir iyo Galmudug u diray farriin amniga la xiriirta

Next Post
DAAWO: Taliska Booliska oo taageerayaasha xulalka Banaadir iyo Galmudug u diray farriin amniga la xiriirta

DAAWO: Taliska Booliska oo taageerayaasha xulalka Banaadir iyo Galmudug u diray farriin amniga la xiriirta

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In