Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Turkiga ee Soomaliya oo booqday Isbitaalka Yardimeli

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Safiirka Turkiga ee Soomaliya oo booqday Isbitaalka Yardimeli
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka dalka Turkiga u jooga Soomaliya Mahmed Yilmes ayaa booqasho ku tegay Isbitaalka Yardimeli ee Magaalada Muqdisho.

Safiirka ayaa waxa uu ugu kuur galayay habsani u socadka shaqada isbitaalka, kaasi oo si rasmi ah u shaqa bilaabay sanadi 2017-kii xili baahi weeyn loo qabay adeeg caafimaad oo tayo leh.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Safiirka oo ay wahliyaan masuulinta ugu sarreeysa isbitaalka ayaa qol qol u booqday waaxyaha kala duwan ee isbitaalka oo ay ku jiraan dad bukaan ah.

Agaasimaha qeybta caafimaadka Isbitaal Yardimeli Cabdirashiid sheekh yuusuf ayaa warbixin guud ka siiyay Safiirka iyo saaraakill la socatay shaqada isbitaalka uu u hayo shacabka Soomaliyeed.

Safiirka Turkiga u jooga Soomaliya ayaa ku amaanay maamulka isbitaalkal Yardimili shaqada ay u hayaan bulshada Soomaliyeed, kaasi oo hadda si fiican loo qalabeeyay, fuliyana adeegyo caafimaad oo casri ah.

Previous Post

Tababare Ibraahim Suudaani oo ku geeriyooday dalka Mareykanka

Next Post

Dowladda Kuwait oo joojisay salaadaha jamaacada ah ee lagu tukado masaajidda.

Next Post
Dowladda Kuwait oo joojisay salaadaha jamaacada ah ee lagu tukado masaajidda.

Dowladda Kuwait oo joojisay salaadaha jamaacada ah ee lagu tukado masaajidda.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In