Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Turkiga oo sheegay in mashaariic ay ka fulinayaan magaalada Beydhabo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Safiirka Turkiga oo sheegay in mashaariic ay ka fulinayaan magaalada Beydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar oo booqasho ku tagay magaaada Beydhabo ayaa kulan la qaatay madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Danjiraha iyo Shariif Xasan ayaa ku soo wareegay qeybo ka mid ah magaalada Beydhabo, ayadoo Olgan Bekar uu ballan qaaday in mashaariic dib u dhis ah ay ka fulin doonaan magaalada Beydhabo.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

“Aad ayay u mahadsan tahay dowladda Turkiga, waxqabadkii ay Soomaaliya ka sameysay, sanadkii 2011kamarkii uu yimid R/wasaarahoodii(Kaddib), dadalkii badnaa ee ay sameeyeen waa wax cad, haddii ay waxbarasho tahay, haddii ay caafimaad tahay iyo haddii ay dib-u-dhis tahayba” ayuu yiri Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Wuxuu inta ku daray in imaanshaha madaxweynaha Turkiga ay sii xoojin doonto mashaariic horumarineed ooh or leh oo ay ku caawiyaan dadka Soomaaliyeed, isagoo tilmaamay in labada shacab ee Turkiga iyo Soomaaliya ay walaalo yihiin.

Safiirka Turkiga ayaa sheegay in magaalada Beydhabo ay dowladdiisu ay ka sameyn doonto dib u dhis iyo dayactir lagu sameynayo goobo badan oo burbursan.

“Waxyaabaha loo baahan yahay indhaheena ayaan ku aragnay, Madaxweynuhuna wuu noo sharraxay baahiyaha jira, dhawaan waxaad arki doonaan annaggo fureyna ama xarigga ka jareyna mashaariic ay Turkidu ka hirgalisay Beydhabo” ayuu yiri danjiraha Turikaga ee Soomaaliya.

Previous Post

Sheekh Caan ah oo lagu dilay Masjid ku yaalla magaalada Beydhabo

Next Post

Maareeyaha garoonka diyaaradaha Beledweyne oo codsaday in la dayactiro garoonka

Next Post
BELEDWEYNE: Ciidamada dowladda oo ka hor tagay weerar ay Al-Shabaab soo qaadeen

Maareeyaha garoonka diyaaradaha Beledweyne oo codsaday in la dayactiro garoonka

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In