Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiya Khaalid oo ku guuleysatay Golaha deegaanka gobol kamid ah Mareykanka ayaa u mahadcelisay dadkii garabka siiyey

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Safiya Khaalid oo ku guuleysatay Golaha deegaanka gobol kamid ah Mareykanka ayaa u mahadcelisay dadkii garabka siiyey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiya Khaalid ayaa noqotay Gabadhii ugu horraysay ee ka mid noqatay Golaha deegaanka Magaalada Lewiston Gobolka Maine ee dalka Maraykanka ayaa la hadashey Warbaahinta Qaranka.

Safiya Khaalid oo ah 23 jir kuna gashay dalka Mareykanka 7 sanno iyadoo jirta ayaa  caqabado badan kala kullantay xiligii ay ku jirtay ololaha doorashadda.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Markii ay guulaystay waxay u mahadcelisay Ummadada Soomaaliyeed iyo Warbaahinta  Qaranka  Soomaaliyeed oo qayb-weyn ka qaatay Olaleheeda Doorasha.

Safiya ayaa sheegtay in dhanka Waxbarashada waxbadan ka badili doonta taas oo dhibaato farabadan ku qabaan dadka soo galoo tiga ah.

Previous Post

 Maxkamadda ICC oo dambiyo ku heshay Bosco Ntaganda

Next Post

Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo ciidamo Booliis ah geeyey Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan+Sawirro

Next Post
Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo ciidamo Booliis ah geeyey Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan+Sawirro

Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo ciidamo Booliis ah geeyey Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In