Monday, August 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

 Maxkamadda ICC oo dambiyo ku heshay Bosco Ntaganda

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
 Maxkamadda ICC oo dambiyo ku heshay Bosco Ntaganda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamada Caalamiga ah ee ICC ayaa dambiyo  dagaal ku heshay Mr Bosco Ntaganda  oo ah hogamiyihii hore ee mucaaradka dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo.

Garsoorayaasha maxkamada dambiyada caalamiga ah ayaa ku xukuntay ama ku caddeysay hoggaamiyahaasi in uu ku kacay 18-kiis oo  dambi ah, isla markaana ka dhan ah xuquuqul insaanka iyo dambiyo dagaal oo ay geysteen dagaalyahanada mucaaradka ee  uu hogaaminaayay.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo lagu soo dhaweeyay magaalada Bandiiradleey ee Gobolka Mudug

Madaxweynaha JFS oo lagu soo dhaweeyay magaalada Bandiiradleey ee Gobolka Mudug

August 17, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay ardaygii kaalinta koowaad ka galay Imtixaanka Qaranka iyo waalidiintiisa

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay ardaygii kaalinta koowaad ka galay Imtixaanka Qaranka iyo waalidiintiisa

August 17, 2026

Maxkamaddu weli ma shaacin xukunka uu muteystay,hasa yeeshee ,Xeer ilaaliyaha ayaa doonayaa in Mr,Bosco lagu xukumo 30 sano oo xabsi ah,halka qaar kale ay iyaguna doorbidayaan xabsi daa’in.

Mr Bosco Ntaganda waa qofka afaraad ee Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC ay ku hesho dambiyo dagaal iyo xadgudubyo kale oo ay ka mid yihiin kufsi iyo dil barer ah.

Previous Post

Baaritaan lagu soo qabtay oo xalay ciidanku sameeyay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha

Next Post

Safiya Khaalid oo ku guuleysatay Golaha deegaanka gobol kamid ah Mareykanka ayaa u mahadcelisay dadkii garabka siiyey

Next Post
Safiya Khaalid oo ku guuleysatay Golaha deegaanka gobol kamid ah Mareykanka ayaa u mahadcelisay dadkii garabka siiyey

Safiya Khaalid oo ku guuleysatay Golaha deegaanka gobol kamid ah Mareykanka ayaa u mahadcelisay dadkii garabka siiyey

Madaxweynaha JFS oo lagu soo dhaweeyay magaalada Bandiiradleey ee Gobolka Mudug

Madaxweynaha JFS oo lagu soo dhaweeyay magaalada Bandiiradleey ee Gobolka Mudug

August 17, 2026
0

Bandiiradleey, Agoosto 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay ardaygii kaalinta koowaad ka galay Imtixaanka Qaranka iyo waalidiintiisa

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay ardaygii kaalinta koowaad ka galay Imtixaanka Qaranka iyo waalidiintiisa

August 17, 2026
0

Muqdisho, Isniin, 17 Agoosto 2026: - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku...

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo shaqo siisay Hooyo Safiyo Macalin Cabdulle Cumar

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo shaqo siisay Hooyo Safiyo Macalin Cabdulle Cumar

August 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macalin...

Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud

August 17, 2026
0

Galinsoor, Agoosto, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safarkiisa deegaanada Galmudug ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In