Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Saldhigyo Maleeshiyad Al-shabaab ku lahaayeen Ceelbuur oo la duqeeyey

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Saldhigyo Maleeshiyad Al-shabaab ku lahaayeen Ceelbuur oo la duqeeyey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

duqeymo khasaaro geystay ayaa  lagu beegsaday goob ay ku dhuumaalaysanayeen maleeshiyaad ka tirsan koxda Alshabaab oo kutaala Gobolka Galgaduud oo kamid ah deegaanada Dowlad goboleedka Galmudug.

Wararka ayaa sheegaya in Degmada Ceel-buur ee Goblka Galgaduud lagu duqeeyey maleeshiyaadka ka tirsan Argagixisada Shabaab,kuwaasi oo la sheegay in khasaare uu ka soo gaarey duqeymahaasi,inkaastoo aan si rasmi ah loo xaqjiijinkarin inta uu la egyahay khasaaraha soo gaarey.

Meelaha Duqaymuhu ka dheceen waxaa ka mid ah Xera Agoon, Isbitaalka iyo Deegaanka Xawaala Indhooy oo Duleedka ah Demada Ceel-buur ,halkaasi oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad iyo hor joogayaal ka tirsan koxda Alshabaab.

Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa waxaa soo gaaray Qasaare xooggan Sida u radio muqdisho u xaqiijiyay guddoomiyaha degmaada Ceelbuur Nuur Xasan Guutaale.  Maleeshiyaadka ayaa la dareemayaye in ay ka baxsanayan goobta  weraarku ka dhacay,  waxa ay sido kale jaray isgaarsiinta deegaankaasi si ay ugala   baxsadaan naftooda.
Arintana ayaa dhabarjab ku ah Kooxaha Nabad diidka ah ee Al-shabaab Maadaama Awoodoodu hada aad u sii yaraanayso

Guddoomiyaha  Dagmaada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud Nuur Xasan Guutaale oo lahadalay radio muqdisho ayaa sheegay in  al shabaab lagu wareeray  goobo ay ku lahayeen saldhigyo ciidaan  oo ku yaalay Ceelbuur.

Halkaan ka dhageyso codka guddoomiyaha Ceelbuur

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/04/guddoomiyaha-ceel-buur.mp3

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay wafdi ka socda Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika “SAWIRRO”

Next Post

Maleeshiyada Al-Shabaab oo Khasaaro xooggan lagu gaarsiiyay weerar ka dhacay Gobolka Sh/Hoose

Next Post
Maleeshiyada Al-Shabaab oo Khasaaro xooggan lagu gaarsiiyay weerar ka dhacay Gobolka Sh/Hoose

Maleeshiyada Al-Shabaab oo Khasaaro xooggan lagu gaarsiiyay weerar ka dhacay Gobolka Sh/Hoose

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In