Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sanad guurada 71 aad ee Boliiska Soomaaliya oo maanta laga xusay Muqdisho iyo qaar kamid ah gobolada dalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad balaaran oo lagu weynaynaayay maalinta Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ku beegan 20-ka December taas oo ay ka soo wareegatya 71 sano, munaasabadan oo maanta lagu qabtay Akadeemiyadda Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Janaraala Kaahiyee oo ku taala degmada Xamar Jajab ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, saraakiisha sar sare ee Boliiska Soomaaliyeed iyo mas’uuliyiin kale oo dowladda Soomaaliya ka tirsan.

Munaasabada xuska 71 sano guurada Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa ugu horeyntii Ciidanka Boliiska waxaa ay ku soo bandhigeen Barxadda Janaraal Kaahiye Gaadi ka ciyaar iyo dhoola tus kala duwan oo mas’uuliyiintii munaasabadda goobjooga ka aheyd iyo dadweynihi ka daawanayay Shaashadda TVga Qaranka Soomaaliyeed oo si toos ah u tabinayay ay si aad ah uga heleen bandhigyadaasi.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Kooxda Heegan ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa ka qeyb qaadanaya dabaaldega munaasbadda xuska 71 sano guurada Ciidanka Boliiska Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa in uu khudbad ka jeediyo munaasabada hadda ka socoda Akadeemiyadda tababarada Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee Janaraal Kaahiye.

Munaasabadda xuska sanad guurada 71 aad ee Boliiska Soomaaliyeed ayaa waxaa sidoo kale waxaa lagu qabtay qaar kamid ah gobolada dalka gaar ahaan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay halkaas oo saakay lagu qabtay munaasabad ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur galbeed, maamulka gobolka Baay iyo saraakiisha qeybta Boliiska Soomaaliyeed ee gobolka Baay.

 

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo soo ceshatay Xubinnimadii Machadka Qorsheynta Carabta ”SAWIRO”

Next Post

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Next Post

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In