Barnaamijka Islaamka iyo Bulshada oo ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV, todobaadkan waxaa marti ku ah Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah guddoomiyaha hey’adda culimada Soomaaliyeed.
Mowduuca todobaadkan ; Sanadka cusub ee Hijriga iyo Fadaa’isha Bisha Muxaram.
Wixii su’aal ah oo Mowduucan la xiriira waad soo weydiin kartaan Sheekha insha’alah.