Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil Boliiska ka tirsan oo Tababar loo furay+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Saraakiil Boliiska ka tirsan oo Tababar loo furay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Boliiska ayaa tababar u furay saraakiil xigeenno sanadihii la soo dhaafay  udallacay Darajada Sarkaal ee Xiddigle,Kuwaasoo tababarka ku baran doono waajibaadka sarkaalka looga baahanyahay, maadaama ay muddo dheer ku soo jireen hawlaha ciidanka, casharro la xiriira qaabka hoggaaminta,barashada shuruucda dalka, xirfadda baarista dembiyada iyo ilaalinta xuquuqda aadanaha ay barandoonaan.

Saraakiisha tababarka loo furay oo gaaraya 80 Sarkaal ayuu Taliyaha ciidamada Boliiska Maxamed Sheekh Xasan xaamuud kula dardaarmay inay dhowraan hab dhaqanka Akaadeemiyadda Muddada ay tababarka ku jiraan, kuna booriyey inay ka faa’iideystaan fursaddaan qaaliga ah ee loo fidiyey.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

halka tababarkaan uu ka furmay waxaa goob joog ka ahaa Taliye kuxigeenka 2aad S/Guuto Bashïìr Cabdi Maxamed, Taliyaha Hoggaanka Tababarka iyo Qorshaha,Madaxa Guddiga dib u habeynta iyo tayeynta saraakiisha S/Guuto AXMED Dayib Dhegacaleen iyo Taliyaha Akaadeemiyada Jen. Kaahiye G/Sare. Cabdikariim Xuseen.

2 9 5 3786

Previous Post

Barakacayaal gaaray degmada kaxda oo Deeq gargaar ah la gaarsiiyay+Daawo sawirrada

Next Post

Madaxweyne Farmaajo “Waa in musuq maasuqa meel looga soo wada jeesto, caddaaladdana loo sinnaado” Sawirro”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo “Waa in musuq maasuqa meel looga soo wada jeesto, caddaaladdana loo sinnaado” Sawirro”

Madaxweyne Farmaajo “Waa in musuq maasuqa meel looga soo wada jeesto, caddaaladdana loo sinnaado” Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In