Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil ciidan iyo Mas’uuliyiin kormeeray deegaanno dhaca Waqooyiga Hiiraan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Saraakiil ciidan iyo Mas’uuliyiin kormeeray deegaanno dhaca Waqooyiga Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka, Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Taliyaha qeybta 21aad iyo Guddoomiyaha Degmada Matabaan ayaa maanta kulan laqaatay dadka ku dhaqan
Deegaanka Yabar Suge oo hoos yimaado Degmada Matabaan ee Waqooyiga Gobolka Hiiraan.

Odoyaasha iyo wax garadka deegaanka ayaa madaxda iyo Saraakiisha Ciidanka kusoo dhaweeyay deegaanka., waxaana qaar kamid ah waxgaradka deegaanka Yabar Suge ay bogaadiyeen booqashada maamulka iyo Saraakiisha ee maanta gaaray deegaankooda, iyagoo sheegay in dhankooda ka qeyb qaadan doonaan Howlgallada ka dhankaahargagixisadaAl-Shabaab.

Related posts

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

February 26, 2026
Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

February 26, 2026

Taliye ku xigeenka Ciidanka lugta ee xooga dalka  Xuseen Xoosh ayaa ugu mahadceliyay dadka deegaanka sida ay gacan uga siinayaan Ciiamada qalabka sida sidii maleeshiyada argagaxisada Al-Shabaab loogu saari laha deegaannada hoosyimaado Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan.

Taliyaha qeybta 21 aad Ciidanka sareeye guute Maxamed Cabdi Cigaal ayaa sheegay in Ciidmada qalabka sida ee Soomaaliya ay wadaan Howlgallo ka dhan ah Maleeshiyada Al-Shabaab.

Cali Jeyte Cismaan Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa dadka deegaanka ku booriyay inay sii xooijiyaan wada shaqeynta kala dhexeyso ciidamada qalabka sida.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo Booqday Xerada Ciidanka Daraawiishta ee D.Wasil

Next Post

Bajaajlayaasha oo laga mamnuucay in wixii ka dambeeya lixda Habeenimo ay socdaan

Next Post
Bajaajlayaasha oo laga mamnuucay in wixii ka dambeeya lixda Habeenimo ay socdaan

Bajaajlayaasha oo laga mamnuucay in wixii ka dambeeya lixda Habeenimo ay socdaan

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

February 26, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u furmay Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka, kaas oo ay ka qeybgalayaan arday...

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

February 26, 2026
0

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Dowlad Goboleedka Galmudug, Sheekh Muxudiin Yuusuf Barre, ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed inay si gaar ah sanadkan...

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In