Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil ciidan oo ka socda Sudan iyo Ethiopia oo ka wada hadlay amaanka xuduuda labada dal

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Saraakiil ciidan oo ka socda Sudan iyo Ethiopia oo ka wada hadlay amaanka xuduuda labada dal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudi ciidan oo wadajir ah kaas oo ay leeyihiin Sudan iyo itoobiya ayaa ka wada hadlay arimo la xiriira amaanka xuduuda labada dal iyo iskaashiga nabadgalyada.

Saxaafada itoobiya ayaa sheegtay  in taliyaha ururka  sadaxaad ee ciidanka itoobiya gaashaanle Solomon Afere,  uu tilmaamay in Sudan iyo itoobiya ay leeyihiin xiriir wanaagsan iyo iskaashi dhanka amaanka xuduuda ah.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Solomon waxa uu sheegay in labada dal ay sii wadi doonaan amaanka iyo nabada aaga xuduuda.

Taliyaha ururka sagaalaad ee ciidanka Sudan gaashaanle sare Mohammed Adem,  aya sheegay in labada dhinac ay sanado ka wada shaqeynayeen amaanka labada dal ee dhanka xuduuda ayna sii wadi doonaan.

Arintan ayaa ku soo beegmeysa iyada oo qaxooti badan o ka cararay sagaalka waqooyiga itoobiya ay gareen bariga dalka Sudan .

Previous Post

FAO oo digtay ayax hor leh oo soomaaliya ku wajahan gaar ahaan gobalada koonfurta iyo bartamaha

Next Post

Wasiirka arimaha gudaha Xukumada federaalka soomaaliya jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax oo ugu baaqay shacabka magaalada Beledweyne in ay xasiloonida ka shaqeeyaan

Next Post
Wasiirka arimaha gudaha Xukumada federaalka soomaaliya jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax  oo ugu baaqay shacabka magaalada Beledweyne in ay xasiloonida ka shaqeeyaan

Wasiirka arimaha gudaha Xukumada federaalka soomaaliya jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax oo ugu baaqay shacabka magaalada Beledweyne in ay xasiloonida ka shaqeeyaan

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In