Wasiirka Wasarradda Arrimaha Gudaha Fedaraalka Iyo Dib-u -Heshiisinta General Mukhtaar Xussen Afrax ayaa shir Jaraaid u qabtay Ugu Mahadceliyey shacabka Magaalada Baladweyne, sida qiimaha leh ay uso dhaweeyen isaga iyo wafdigiisa, uguna baaqay in nabad galyada iyo Xasiloonida la wada ilaaliyo.
wax kasto oo tabasha ah lagu dhameeyo miiska wada hadalka, isaga oo cadeeyey in uusan Gobolka ka laaban doonin iyada oo aan xal waara Laga gaarin tabashooyinka taagan.
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ก๐๐ฒโ๐๐๐๐ก๐ ๐๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐ ๐ค๐ฎ ๐๐จ๐ ๐๐๐๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐ง๐๐๐๐๐ ๐๐ฅ๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐๐๐
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...












